Qurbaha

Dhammaan Video-yadan waxaa lagu sameeyay Minneapolis waxayna ka hadlayaan Qurbaha somallida ku dhaqan hadii rabbi idmo barnaamijyo quseeyay somalida qurbaha ayaanu soo deyn doonaa balse inta ka horeeysa nala daawada Vide-yadan waayo dooni meyno in boggan cidlo noqdo inta aanu soo diyaarineyno barnaamiyo xiisa badan.

Number Of Reads:-3617