Abii Darr Alqafaari ayuu ku saabsanyahay Casharka Caawa waana Saxaabiga 17-aad ee Kitaabka Suwar Min Xayaati Saxaabah. Hoos ka dhageyso. Halkan Ka Dhageyso. Number Of Reads:-606
Xaflad dabaal dag ah oo ay ku qalin jabinayeen in ka badan 30-arday soomaali ah ayaa habeenimadii xalay waxa ay ka dhacday hoolka shirarka ee Ribaad ayadoo xaflada ay aheyd mid lagu sogootinayay ardaydaasi. Goobta uu dabaal daga ka dhacayay waxaa ku sugnaa mas’uuliyiin ay ka mid yihiin, sii hayaha safaarada soomaalida ee sudan [...]
Pheonix,Arizona:-Waxaa walaalayaal idiin soo gudbineynaa Video ku saabsan Kulankii Dhalinyarada Masaajidda qaar ka mid ah Gobalada wadanka Mareykanka Masaajidaasi oo ah kuw aka tirsan Golaha Imamyada Waqooyiga USA. Hoos Ka Daawo Barnaamijka oo Faahfaahsan Waxaana Isku soo duba riday Barnaamijkan Macalin Hussein oo ka qayb galay Kulankaasi. Number Of Reads:-1071
Machadka AliSufi Home Academy waxaa uu hayaa Umadda Somaliyeed Mucalimiin khibrad leh iyo barnaamijyo aad u qanciya oo ay ka mid yihin kuwa hoos ku qoran eeg Flyer-ka. Faahfaahin Dheeraad ahi waxaad Walaalayaal Booqataan Webka Acadimayadda oo ah Sidan http://www.alisuufihomeacademy.com/ Number Of Reads:-1682