Qaar ka mid ah Soomaalida degan gobolka Minnesota ayaa isugu yimid hal u jeedo, in ay badbaadiyaan wiil yar oo Soomaali ah oo ka tirsan communitigooda. Wiilka yar magaciisa waxaa la yiraahdaa Adam Jama waana 14 jir. Adam waxaa maskaxda gudeheeda uga soo baxday buro. Burada waa ay weynaaneysaa maalinba maalinta ka dambeysa. 8 Sano [...]















