Home » Warar You are browsing entries filed in “Warar”

Mu’tamar Ka Dhici Doona Pheonix Arizona…eeg Flyerka.

Mu’tamar Ka Dhici Doona Pheonix Arizona…eeg Flyerka.

Waxaa lagu wergelinayaa Walaalaha Kheyrka Jecel in dhawaan la qaban doono Mu’tamarkii Sanadlaha  ee lagu qaban jiray Magaalada Pheonix,ee Gobalka Arizona. Mu’tamarkan waxaa uu Socon doonaa Muddo 3 Maalmood ah,Jimce ,Sabti,Axad Taariikhduna tahay,24,25,26 Bisha february 2012, Waxii faahfaahin ah iyo Culimada Imaaneysa Ka eeg Sawirka Hoose. Number Of Reads:-86

February 21 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »

Hay’ad Maanta ka furtay Dugsi Quraan Magaalada Muqdisho.

Hay’ad Maanta ka furtay Dugsi Quraan Magaalada Muqdisho.

Hay’ad ka howlgasha dalka Turkiga ayaa magaalada Muqdisho ka bilowday dhisidda dugsi loogu talagalay in jiilka Soomaaliyeed ee soo koraya ay ku bartaan Qur’aanka kariimka ayadoo dugsigaasi cusubna ay dhagax dhigeen Wafdi ka socda Hay’adda oo manta Muqdisho soo gaaray. Wafdiga ka socday Hay’adan Turkiga ah oo lagu magacaabo Sadakatasl ayaa waxaa hogaaminayey mas’uulka ugu [...]

February 15 2012 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Dalka Turkiga waxaa la gaarsiiyay Qaar ka mid ah Dadkii Ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho Ka Dhacay Todabaadkii Hore.

Dalka Turkiga waxaa la gaarsiiyay Qaar ka mid ah Dadkii Ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho Ka Dhacay Todabaadkii Hore.

Dhaawac gaaraya illaa Lix iyo Toban ruux ayaa la gaarsiiyay Dalka Turkiga Kuwaas oo dhaawacyo ay kasoo gaareen qaraxii arxan darada ahaa ee ka dhacay Agagaarka Hotel Muna,Xaafadda xamar weyne Todabaadkii Hore. Sida ay sheegeen Masuuliyadda Safaaradda Somaliya ee Dalka Turkiga Dadkan waxaa ay qabaan dhaawacyo kala duwan waxaana gacan u fidisay dowladda turkiga oo [...]

February 15 2012 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Somali in Mudda ah ku xiran Xabsiyada Dalka Ukraine 7 gabdhood oo ka mid ah Maxaabiistaasi.(Dhageyso).

Somali in Mudda ah ku xiran Xabsiyada Dalka Ukraine 7 gabdhood oo ka mid ah Maxaabiistaasi.(Dhageyso).

 Waxaa dhawaanahanba laga deyrinayay xaaladda Soomaali tahriibayaal ah oo ku xiran xabsi ku yaala dalka Ukrain ee Bariga Yurub oo tiradoodu ay ku dhowdahay boqol qof.Soomaalida xabsiyada dalkaas ku jira waxa ka mid dumar uu safarkii ay doonyeen inay Yurubta galbeed ku gaaraan uu meesha kula go’ay. Wareysi ay idaacada VOA la yeelatay laba gabdhood [...]

February 14 2012 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Nadwo diini ah oo loogu talagalay dhalinyarada oo ka dhacaysa Masjid Iqra.

Nadwo diini ah oo loogu talagalay dhalinyarada oo ka dhacaysa Masjid Iqra.

Waxaan lagu wargelinayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Danmarka iyo Jaaliyaadka dibada ina ay jiro Nadwo diini ah oo loogu talagalay dhalin yara kana bixi doonta Masjidka Iqra ee magaalada Odense, Nadwadaan loogu tala galay dhalin yarada ayaa waxaa ay bilaabanaysaa 24 ilaa 26 bisha Febraur ,Nadwadaas ayaa waxaa ka qayb qaadan doona culimao [...]

February 14 2012 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Xaaladii Ugu danbaysay ee Xariga Shiikh Ciise Dhoore iyo Shiikh Maxamed Khadar

Xaaladii Ugu danbaysay ee Xariga Shiikh Ciise Dhoore iyo Shiikh Maxamed Khadar

Sidii aad la wada socoteen walaalayaal,waxaa in mudo ah ku xirnaa wadankan Maraykanka Imaamkii Masjidka Sandiego iyo walaalo kale oo ay kamid yihiin,Shiikh Ciise,walal basal iyo kuwo kale oo kamid ahaa dhamaantood jaaliyada somaaliyeed ee dagan  magaaladaas Sandiego. Illaahay fadligii waxaa ii suura gashay inaan indha hayga ku soo arko Shiikh Ciise Dhoore  lana sheekaysto [...]

February 13 2012 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Bishaaro Dhamaan akhristayaasha Shabakadda Wararka ee Halgan.net

Bishaaro Dhamaan akhristayaasha Shabakadda Wararka ee Halgan.net

London:-Waxaan ugu bishaareynaynaa dhamaan umada Soomaaliyeed iyo Akhristayaasha Halgan.net in lagu soo kordhin doono Halgan.net maalmaha soo socda Web TV Station kaas oo si Live ah u tabin doona Dhamaan duruusta culumada hadii alle idimo. Howlwadeenada Halgan.net ayaa haatan wada tijaabo.Dhamaan waxaan u mahad celineynaa walaalaha nagu kordhiyey talooyinka iyo nasiixooyinka qiima galka ah oo [...]

February 12 2012 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Dhageyso Sh Cabdisalaam Sh Cali Suufi oo Aqrinayo suuratul Kahf iyo Ducaa.

Dhageyso Sh Cabdisalaam Sh Cali Suufi oo Aqrinayo suuratul Kahf iyo Ducaa.

Suuratul Kahf iyo Ducaa oo uu aqrinayo Sh Cabdisalaam Sh Cali Suufi. Number Of Reads:-372

February 10 2012 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Qarax Muqdisho ka dhacay oo ay dad rayid ah ku dhinteen.SAWIRO

Qarax Muqdisho ka dhacay oo ay dad rayid ah ku dhinteen.SAWIRO

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Walxaha qarxa oo lasoo dhigay goob lagu caweeyo oo ku dhaw Hotel Muna oo ku yaallo Degmada Xamarweyne. Dhimashada ayaa lasheegay in ay ka badantahay 11 ruux dhaawacana uu intaa ka badantahay,Weerarkan oo lala beegsaday xildhibaanno ka tirsan DKMG ee somalia ayaa [...]

February 9 2012 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Mowliidka iyo Xukunkiisa | Qudbaddii Jimcaha ee Sheikh Maxamed C.Umal (Daawo).

Mowliidka iyo Xukunkiisa | Qudbaddii Jimcaha ee Sheikh Maxamed C.Umal (Daawo).

Mawliidka iyo Xukunkiisa ,Maxaa ay shareecada ka qabtaa,Waxaa qudbada jimcha kaga hadlay sheikh Maxamed Cabdi Umal. Number Of Reads:-483

February 8 2012 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »