Halgan TV!
 
Home » VIDEOS You are browsing entries filed in “VIDEOS”

Taxriir Al-Mustalaxaad /Erey Bixinta Loo Isticmaalo Diinta. Qabtii 2.aad (Sh Mohamed Sh C/raxmaan Kaariye).

Taxriir Al-Mustalaxaad /Erey Bixinta Loo Isticmaalo Diinta. Qabtii 2.aad (Sh Mohamed Sh C/raxmaan Kaariye).

Sheikh Maxamed Sh Cabdiraxman Kaariye ayaa Jeediyay Qaybtii 2-aad ee Muxaadaradii Taxariir Al-mustalaxaad ama Erey bixinta loo isticmaalo Diinta,Sida Shareecada,Axkaamta,Fiqhiga,iyo Dhahaarada. Taxriir Al-Mustalaxaad /Erey Bixinta Loo Isticmaalo Diinta. Qabtii 2.aad Sheikh Maxamed Cabdiraxman Kaariye (Xafidahullah). Number Of Reads:-830

January 3 2012 | Posted in LATEST NEWS, VIDEOS | Read More »

Muxaadaraadkii Ku saabsanaan Qoysaska ee Sh Mohamed Idiris ka jeediyay Masjid Ibn Taimiyah Columbus,Ohio.

Muxaadaraadkii Ku saabsanaan Qoysaska ee Sh Mohamed Idiris ka jeediyay Masjid Ibn Taimiyah Columbus,Ohio.

Muxaadaraadkan waxaa ay socdeen Mudo Sadax maalmod oo xariir ah waxaana uu sheikha uga hadlay Qoyska iyo Xariirka ka dhaxeeyay. DAY 1. DAY 2. DAY 3. Number Of Reads:-952

December 22 2011 | Posted in LATEST NEWS, VIDEOS | Read More »

Shirkii 3-aad ee Ururka waxbarashada iyo caafimaadka (DAAWO VIDEO).

Shirkii 3-aad ee Ururka waxbarashada iyo caafimaadka (DAAWO VIDEO).

African Development for education and health oo loo soo gaabiyo ADEH waa urur samafal ah waxna ka qabta horumarinta waxbarashada iyo caafimaadka iyo mashaaric kale oo ay ka mid tahay gargaarka dakd tabaaleysan. Shirkii 3-aad ee ururka ee Sanadlaha ahaa ayaa waxaa uu ka dhacay seattle,WA waxaana lagu soo bandhigay wax qabadkii ururka ee sanadkii [...]

December 19 2011 | Posted in LATEST NEWS, VIDEOS | Read More »

Muxaadaradii Sheikh Maxamed Umal uu Ugu jawaabay Sheikh Xasan Takar oo Muuqaal ah (Daawo).

Muxaadaradii Sheikh Maxamed Umal uu Ugu jawaabay Sheikh Xasan Takar oo Muuqaal ah (Daawo).

Waxaa nasoo gaartay Muxaadaradii Sheikh Maxamed Cabdi Umal uu ugu Jawaabay Shekh Xasan Takar oo Muuqaal ah,Waxaana nasoo Gaarsiiyay Walaalaha Channelka Youtube-ka ee GARWEYNEMEDIA. Hoos Ka Daawo. Number Of Reads:-1744

December 14 2011 | Posted in LATEST NEWS, VIDEOS | Read More »

Sheikha Maxamed Cabdi Umal oo Xalay Jeediyay Muxaadaro uu Ugu Jawaabayay Sheikh Hassan takar .(Daawo).

Sheikha Maxamed Cabdi Umal oo  Xalay Jeediyay Muxaadaro  uu Ugu Jawaabayay Sheikh Hassan takar .(Daawo).

Sheikh Maxamed cabdi Umal oo ah caalim Weyn oo ay Somalida wada taqaan Kana mid ah Culimda fara ku tiriska ah ee Somalida ay ku faanto Cilmigisa iyo aqoonta uu u leeyahay Cilmul Xadiithka iyo culuumta kale ee islaamka ayaa waxaa maalmahan danbe soo baxay qolyo doonaya in ay sheikha magaciisa weyn ee buslahda uu [...]

December 10 2011 | Posted in LATEST NEWS, VIDEOS | Read More »

Ahmiyadda Salaadda: Muxaadaro uu Sheikh Cabdirizaaq xaashi Ka jeediyay Masjidka Abu-Bakr ee Seattle,DAAWO.

Ahmiyadda Salaadda: Muxaadaro uu Sheikh Cabdirizaaq xaashi Ka jeediyay Masjidka Abu-Bakr ee Seattle,DAAWO.

Muxaadaradan iyo kuwa kale oo aan horay idinku soo Gudbinay Waxaa ay ka mid yihiin Muxaadarooyin ay jeediyeen culimo booqasho ku joogtay Magaalada Seattle ee Gobalka Washington Wadanka USA. Sheikh Cabdirizaq Xaashi,Sheikh Maxamed Mursal iyo Sheikh Cabdiraxman Sh Cumar ayaa Booqanaya Halkaasi Waxaana ay halkaasi ka jeediyanayeen Muxaadaraad. Hoos ka daawo. Number Of Reads:-731

November 30 2011 | Posted in LATEST NEWS, VIDEOS | Read More »

Sh Cabdirizaaq Xaashi oo Jeediyay Muxaadaro uu Cinwaan Uga Dhigay Zinada DAAWO.

Sh Cabdirizaaq Xaashi oo Jeediyay Muxaadaro uu Cinwaan Uga Dhigay Zinada DAAWO.

Muxaadaradan oo Muuqaal ah ka daawo Alyaqiin iyo Halgan.net ALYAQIIN.COM Number Of Reads:-587

November 28 2011 | Posted in LATEST NEWS, VIDEOS | Read More »

Muxaadarada Sheikh Cabdiraxman Sh Cumar ee RUNTA ku saabsanayd oo Muuqaal ah.

Muxaadarada Sheikh Cabdiraxman Sh Cumar ee RUNTA ku saabsanayd oo Muuqaal ah.

Muxaadaro Qayim ahayd oo Cinwaankeedu ahaa RUNTA iyo ka fogaashaha Akhlaaqda Xun ee Beynta iyo U dhawaanshaha Akhlaaqda wanaagsan ee Runta ayuu Sheikh cabdiraxman Sh Cumar oo Muslimiinta Gaar ahaan Somalida wada taqaan Ka jeediyay Masjidka weyn ee Abubakr ee Ku yaallo Seattle,Gobalka Washington ee Wadanka Mareykanka. Sheikha waxaa uu aad ugu dheeraaday qiimaha runta [...]

November 27 2011 | Posted in LATEST NEWS, VIDEOS | Read More »

Video: Muslimiinta Gobalka Minnesota oo Si weyn u ciiday

Video: Muslimiinta Gobalka Minnesota oo Si weyn u ciiday

Magaalada  Minneapolis ee Gobalka Minnesota oo Somalida ugu Badan North America ay degantahay ayaa waxaa looga ciiday si weyn waxaana Goobta Ciidda isugu soo baxay dadweyne lagu qiyaasay 20,000 oo Ruux. Waa cadadkii ugu Badnaaa abid inta la ogyahay Waxaana sababta ay tahay in Muslimiinta deggan Gobalka ay la qabsadeen barteenna Goobta lagu tukado oo [...]

November 8 2011 | Posted in LATEST NEWS, VIDEOS, Warar | Read More »

CIID MUBAARAK: Hambalyada Ciida (VIDEO).

CIID MUBAARAK: Hambalyada Ciida (VIDEO).

Waxaan idiin soo gudbineynaa Dadweynihii Shalay ku tukaday Masjidka Abu-bakr oo Hambalayada Ciidda u diraya Muslimiinta,Eheladooda, iyo Asxaabtooda. Hoos Ka Daawo Video. Number Of Reads:-625

November 7 2011 | Posted in LATEST NEWS, VIDEOS, Warar | Read More »