Home » VIDEOS You are browsing entries filed in “VIDEOS”

Su’aalaha iyo Jawaabaha Akhristayaasha Alyaqiin.com Qaybta 2-aad (DAAWO).

Su’aalaha iyo Jawaabaha Akhristayaasha Alyaqiin.com Qaybta 2-aad (DAAWO).

Akhristayaasha Waxaan usoo Gudbineynaa Qaybtii 2-aad ee Su’aalaha iyo Jawaabaha ee aad kusoo diri jirteen Bogga su’aalaha  Guji Booqo Bogga Su’aalaha  ama emailka ah  alyaqiin@alyaqiin.com Su’aalaha akhrsitayaasha oo aad u badan Daraadood waxaan nagu adag in aanu qof qof ugu soo jawaabno sidaa daraadeed waxaan weydiin doonaa culimada waxaana usoo gudbin doonaa si muuqaal ah ama [...]

February 3 2012 | Posted in LATEST NEWS, Su'aalaha, VIDEOS | Read More »

The Life of our Prophet Muhammad (SCW) Watch The Videos (by Reageh Omaar).

The Life of our Prophet Muhammad (SCW) Watch The Videos (by Reageh Omaar).

The Life of Muhammad Part One. The Life of Muhammad Part Two. The Life of Muhammad Part Three. Number Of Reads:-497

January 29 2012 | Posted in LATEST NEWS, VIDEOS | Read More »

Sh Axmed Nuur oo Ka Jawaabay Su’aalaha Akhristayaasha Alyaqiin.com (DAAWO).

Sh Axmed Nuur oo Ka Jawaabay Su’aalaha Akhristayaasha Alyaqiin.com (DAAWO).

Allaha ayaa Mahad leh Nabadgelyo iyo Naxariisi ha ahaato Nabigeena Muxamad Dushiisha,Waxaa halkaan idinku soo gudbineynaa Qaybtii koobaad ee Jawaabaha Su’aalihii akhristayaasha. Su’aalaha oo aad i tira badan aawgeed nooma suura galin in aan weydiino sheikha dhammaan balse waxaan isku dayaynaa in culimada ay si dhaqsa uga soo jawaabaan su’aalihiina oo aan ognahay in badan oo [...]

January 26 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Su'aalaha, VIDEOS, Warar | Read More »

4-Videos oo Muhiim ah | Sh.Cusmaan Usuuli,Sh Bashiir Shiil,Sh Saciid Raageh iyo Sh Cabdulaahi (DAAWO).

4-Videos oo Muhiim ah | Sh.Cusmaan Usuuli,Sh Bashiir Shiil,Sh Saciid Raageh iyo Sh Cabdulaahi (DAAWO).

Aslamualikom walalhegaa qaligaa waan idiin salameyaa kadibna dhawr video dinii cusub baan rebaa inaan idiin sodiro inshallah si aad umada somaliyed ajerkaa ugudbisaan Xaqa Waalidka Suallo Iyo Jawabo – Sh Usman Usuli 11-01-2012 Calaamadaha Isha Iyo Sixirka – Sh Cabdullahi Arimaha Bulshada Sh Saed Rageah – Tarbiyada Caruurta Sh Bashir Shiil Suaalo iyo Jawaabo Muhimaa 30-11-2011 [...]

January 20 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, VIDEOS | Read More »

Taxriir Al-Mustalaxaad /Erey Bixinta Loo Isticmaalo Diinta. Qabtii 2.aad (Sh Mohamed Sh C/raxmaan Kaariye).

Taxriir Al-Mustalaxaad /Erey Bixinta Loo Isticmaalo Diinta. Qabtii 2.aad (Sh Mohamed Sh C/raxmaan Kaariye).

Sheikh Maxamed Sh Cabdiraxman Kaariye ayaa Jeediyay Qaybtii 2-aad ee Muxaadaradii Taxariir Al-mustalaxaad ama Erey bixinta loo isticmaalo Diinta,Sida Shareecada,Axkaamta,Fiqhiga,iyo Dhahaarada. Taxriir Al-Mustalaxaad /Erey Bixinta Loo Isticmaalo Diinta. Qabtii 2.aad Sheikh Maxamed Cabdiraxman Kaariye (Xafidahullah). Number Of Reads:-545

January 3 2012 | Posted in LATEST NEWS, VIDEOS | Read More »

Muxaadaraadkii Ku saabsanaan Qoysaska ee Sh Mohamed Idiris ka jeediyay Masjid Ibn Taimiyah Columbus,Ohio.

Muxaadaraadkii Ku saabsanaan Qoysaska ee Sh Mohamed Idiris ka jeediyay Masjid Ibn Taimiyah Columbus,Ohio.

Muxaadaraadkan waxaa ay socdeen Mudo Sadax maalmod oo xariir ah waxaana uu sheikha uga hadlay Qoyska iyo Xariirka ka dhaxeeyay. DAY 1. DAY 2. DAY 3. Number Of Reads:-559

December 22 2011 | Posted in LATEST NEWS, VIDEOS | Read More »

Shirkii 3-aad ee Ururka waxbarashada iyo caafimaadka (DAAWO VIDEO).

Shirkii 3-aad ee Ururka waxbarashada iyo caafimaadka (DAAWO VIDEO).

African Development for education and health oo loo soo gaabiyo ADEH waa urur samafal ah waxna ka qabta horumarinta waxbarashada iyo caafimaadka iyo mashaaric kale oo ay ka mid tahay gargaarka dakd tabaaleysan. Shirkii 3-aad ee ururka ee Sanadlaha ahaa ayaa waxaa uu ka dhacay seattle,WA waxaana lagu soo bandhigay wax qabadkii ururka ee sanadkii [...]

December 19 2011 | Posted in LATEST NEWS, VIDEOS | Read More »

Muxaadaradii Sheikh Maxamed Umal uu Ugu jawaabay Sheikh Xasan Takar oo Muuqaal ah (Daawo).

Muxaadaradii Sheikh Maxamed Umal uu Ugu jawaabay Sheikh Xasan Takar oo Muuqaal ah (Daawo).

Waxaa nasoo gaartay Muxaadaradii Sheikh Maxamed Cabdi Umal uu ugu Jawaabay Shekh Xasan Takar oo Muuqaal ah,Waxaana nasoo Gaarsiiyay Walaalaha Channelka Youtube-ka ee GARWEYNEMEDIA. Hoos Ka Daawo. Number Of Reads:-1397

December 14 2011 | Posted in LATEST NEWS, VIDEOS | Read More »

Sheikha Maxamed Cabdi Umal oo Xalay Jeediyay Muxaadaro uu Ugu Jawaabayay Sheikh Hassan takar .(Daawo).

Sheikha Maxamed Cabdi Umal oo  Xalay Jeediyay Muxaadaro  uu Ugu Jawaabayay Sheikh Hassan takar .(Daawo).

Sheikh Maxamed cabdi Umal oo ah caalim Weyn oo ay Somalida wada taqaan Kana mid ah Culimda fara ku tiriska ah ee Somalida ay ku faanto Cilmigisa iyo aqoonta uu u leeyahay Cilmul Xadiithka iyo culuumta kale ee islaamka ayaa waxaa maalmahan danbe soo baxay qolyo doonaya in ay sheikha magaciisa weyn ee buslahda uu [...]

December 10 2011 | Posted in LATEST NEWS, VIDEOS | Read More »

Ahmiyadda Salaadda: Muxaadaro uu Sheikh Cabdirizaaq xaashi Ka jeediyay Masjidka Abu-Bakr ee Seattle,DAAWO.

Ahmiyadda Salaadda: Muxaadaro uu Sheikh Cabdirizaaq xaashi Ka jeediyay Masjidka Abu-Bakr ee Seattle,DAAWO.

Muxaadaradan iyo kuwa kale oo aan horay idinku soo Gudbinay Waxaa ay ka mid yihiin Muxaadarooyin ay jeediyeen culimo booqasho ku joogtay Magaalada Seattle ee Gobalka Washington Wadanka USA. Sheikh Cabdirizaq Xaashi,Sheikh Maxamed Mursal iyo Sheikh Cabdiraxman Sh Cumar ayaa Booqanaya Halkaasi Waxaana ay halkaasi ka jeediyanayeen Muxaadaraad. Hoos ka daawo. Number Of Reads:-494

November 30 2011 | Posted in LATEST NEWS, VIDEOS | Read More »