Home » Su’aalaha You are browsing entries filed in “Su’aalaha”

Su’aalaha Akhristayaasha ee Alyaqiin.com iyo Sheikh Imam Axmed Nuur.

Su’aalaha Akhristayaasha ee Alyaqiin.com iyo Sheikh Imam Axmed Nuur.

Qaybta 1-aad Qaybta 2-aad. Qaybta 3-aad Si aad su’aal noo soo weydiisid Fadlan Buuxi Formka Hoose. Alyaqiin Inc Contatc Form. Your Name(required/Waa Shardi) Email (valid email required/Waa Shardi) Lab ama Dhadig Location Message Fariinta   cforms contact form by delicious:days Number Of Reads:-342

February 15 2012 | Posted in LATEST NEWS, Su'aalaha | Read More »

Su’aalaha iyo Jawaabaha Akhristayaasha Alyaqiin.com Qaybta 2-aad (DAAWO).

Su’aalaha iyo Jawaabaha Akhristayaasha Alyaqiin.com Qaybta 2-aad (DAAWO).

Akhristayaasha Waxaan usoo Gudbineynaa Qaybtii 2-aad ee Su’aalaha iyo Jawaabaha ee aad kusoo diri jirteen Bogga su’aalaha  Guji Booqo Bogga Su’aalaha  ama emailka ah  alyaqiin@alyaqiin.com Su’aalaha akhrsitayaasha oo aad u badan Daraadood waxaan nagu adag in aanu qof qof ugu soo jawaabno sidaa daraadeed waxaan weydiin doonaa culimada waxaana usoo gudbin doonaa si muuqaal ah ama [...]

February 3 2012 | Posted in LATEST NEWS, Su'aalaha, VIDEOS | Read More »

Sh Axmed Nuur oo Ka Jawaabay Su’aalaha Akhristayaasha Alyaqiin.com (DAAWO).

Sh Axmed Nuur oo Ka Jawaabay Su’aalaha Akhristayaasha Alyaqiin.com (DAAWO).

Allaha ayaa Mahad leh Nabadgelyo iyo Naxariisi ha ahaato Nabigeena Muxamad Dushiisha,Waxaa halkaan idinku soo gudbineynaa Qaybtii koobaad ee Jawaabaha Su’aalihii akhristayaasha. Su’aalaha oo aad i tira badan aawgeed nooma suura galin in aan weydiino sheikha dhammaan balse waxaan isku dayaynaa in culimada ay si dhaqsa uga soo jawaabaan su’aalihiina oo aan ognahay in badan oo [...]

January 26 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Su'aalaha, VIDEOS, Warar | Read More »

Cudurdaar Ku Socdo Akhristayaasha iyo Ardayda Alyaqiin.

Cudurdaar Ku Socdo Akhristayaasha iyo Ardayda Alyaqiin.

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi wabarakaatuh,Ikhwaani Waxaan Halkan idinku soo gudbineynaa Cudurdaar iyo Codsi Ku saabsan Su’aalihiina aad maalinkasta soo weydiisaan Culimada si la idinka soo Jawaabo. Su’aalaha waa ay bateen waxaana helnaa Maalinkii 30 su’aalood  ugu yaraan ama ka badan,Ikhwaanii Waxaa nagu adkaatay in aan Shakhsi Shakhsi idinku soo Jawaabno oo Email Idinku soo dirno Waadna [...]

January 12 2012 | Posted in LATEST NEWS, Su'aalaha, Warar | Read More »

Bogga Su’aalaha Akhristayaasha.

Bogga Su’aalaha Akhristayaasha.

Walal Hadii aad su’aal qabtid ku saabsan Masaa’isha Diintaada ku saabsan Buuxi form-ka hoose si culimada kuugu soo Jawaabto. Alyaqiin Inc Contatc Form. Your Name(required/Waa Shardi) Email (valid email required/Waa Shardi) Lab ama Dhadig Location Message Fariinta   cforms contact form by delicious:days Number Of Reads:-3168

September 9 2011 | Posted in Su'aalaha | Read More »

Bogga Su’aalaha Bisha Ramadaan (1432) ee Akhristayaasha Alyaqiin.com.

Bogga Su’aalaha Bisha Ramadaan (1432) ee Akhristayaasha Alyaqiin.com.

  Boggan Waxaan uga Jawaabaynaa Codsiyo Badan oo ka yimid walaalaha Qaar oo ahaa in looga soo Jawaabo Su’aalaha ku saabsan Bisha Ramadan ee Barakeysan Maalmona ay ka har sanyihiin. Waxaa Jira Dad badan oo Su’aallo kala duwan qaba dhammaan toodna waxaa ay doonayaan Culimada Ku taxan website-ka alyaqiin in ay uga soo jawaabaan ,waxaana [...]

July 29 2011 | Posted in LATEST NEWS, Su'aalaha, Warar | Read More »

Su’aalaha iyo Jawaabaha Sheikh Maxamed Cabdi Umal.

Su’aalaha iyo Jawaabaha Sheikh Maxamed Cabdi Umal.

1. Su’aal Asalaamu Calaykum Waraxmatulahi Sheikh waxaan ahay wiil muslim ah waxaan qabay gabar muslimad ah maalin ayaan ku xanaaqay markaas ayaan ku dhahay sedax ayaan kuugu furay marka inaan soo ceshado ayaan rabaa ee diinta islamka maxey i fareysaa oo ku dhaqmaa sheikh unaa  wsc Jawaab Wasalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Walaale  hadii  ninku sadexda dalqadood [...]

June 22 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Su'aalaha, Warar | Read More »