Home » SAWIRO You are browsing entries filed in “SAWIRO”

Sidee Looga Ciiday Maanta Seattle,:Umadda oo isugu soo baxday Masjidka Abu-bakr .SAWIRRO

Sidee Looga Ciiday Maanta Seattle,:Umadda oo isugu soo baxday Masjidka Abu-bakr .SAWIRRO

Si aad Sawirka u weyneysatid Click Ku Sii Dushiisa. Number Of Reads:-554

November 7 2011 | Posted in LATEST NEWS, SAWIRO | Read More »

Muxaadaro ku saabsan Sabarka Waxaa inoo soo jeedinaya Sheikh Maxamed kaariye (xafidahullah). DAAWO

Muxaadaro ku saabsan Sabarka Waxaa inoo soo jeedinaya Sheikh Maxamed kaariye (xafidahullah). DAAWO

Muxadaradn oo ku saabsan Sabarka iyo faa’idada uu u leeyahay qofka waxaana inoo soo jeedinaya sheikh Maxamed Cabdiraxman Kaariye Allaha Xifdiyee. Hoos ka Daawo Muxaadarada. Number Of Reads:-758

September 22 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, SAWIRO, Warar | Read More »

Arday ka Qalin-Jebisay Jaamacadaha Wadanka Pakistan.DAAWO-SAWIRRO

Arday ka Qalin-Jebisay Jaamacadaha Wadanka Pakistan.DAAWO-SAWIRRO

Islamabad: Xaflad uu soo agaasimay Ururka Guud ee Ardayda Soomaaliyeed (UGAS) looguna dabaal dagayay qalin jebinta 43 arday oo dhammaystay waxbarashadoodii jaamacadeed ee shahaadada koowaad ( BACHELOR) iyo midda labaad (MASTER) ayaa xalay ka dhacday gudaha jamacadda International Islamic University ee ku taalla magaalada Islamabad ee dalka Pakistan. Ardaydan oo ka qelin jabisay ilaa 8 jaamacadood [...]

August 8 2011 | Posted in LATEST NEWS, SAWIRO, Warar | Read More »

Ogeysiis: Ma Dooneysaa In Laguu Sameeyo wesbite,Flayer,Banner ama Logo

Ogeysiis: Ma Dooneysaa In Laguu Sameeyo wesbite,Flayer,Banner ama Logo

Hadii aad dooneysid in laguu sameeyo Website,flyer,Xayeysiis ama Logada Shiradaha Fadln eeg Flyerka Hoose oo la xariir Telefanka Ku qoran iyo Emailka Hoose.. Number Of Reads:-3151

June 17 2011 | Posted in LATEST NEWS, SAWIRO, Warar, YOUTH | Read More »

مذكرات الرحّالة – الجولات الدعوية في جنوب أفريقيا بقلم شيخ محمد ادريس -حفظه الله -جزء ثاني

مذكرات الرحّالة –  الجولات الدعوية في جنوب أفريقيا بقلم شيخ محمد ادريس -حفظه الله -جزء ثاني

بسم الله الرحمن الرحيم    مذكرات الرحّالة –  الجولات الدعوية في جنوب أفريقيا  14/4/2008 الى  8/5/2008     QABTII KOOWAAD HALKAN KA DAALACO    “هذه إنطباعات كتبتها على طريق السفر من بلد إلى بلد ومن قارة إلى قارة، من أوروبا إلى أفريقيا ومن أفريقيا إلى آسيا، سترى فيها لمحات ولقطات، من هنا وهناك، من البر ومن [...]

April 25 2011 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS, Muxaadaro, SAWIRO | Read More »

Muxadaraaadkii Musalsalka ahaa ee Sh.C/raxman abyada ka jeedinayay Masjidka AL-TAWXIID (Dhageyso)

Muxadaraaadkii Musalsalka ahaa ee Sh.C/raxman abyada ka jeedinayay Masjidka AL-TAWXIID (Dhageyso)

Denmark:Shiikh C/raxmaan Abyad ayaa muxaadarooyin silsilad ah waxaa uu ka bilaabay Masjidka Al-Towxiid ee magaalada Copenhagen ee caasimada dalka Denmark  waxaana uu Shiikhu cinwaan uga dhigay kalimadiisa   جلسات في تعرية الغالي  وقمع الجاني  Shiikh C/raxmaan Abyad ayaa waxaa uu muxaadaraadkiisa ku qaadaa dhigi doonaa Baraaruruga Islaamiga iyo Quluwiga soo dhexgalay ee khilaafsan Manhajka Ahlu Suna Waljamaca. [...]

January 8 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, SAWIRO | Read More »

Fadlan Caawi Gabadhan yadh ee sida aadka ah ugu gubatay dab saameeyay Jidhkeda oo dhan.(Daawo Sawirada)

Fadlan Caawi Gabadhan yadh ee sida aadka ah ugu gubatay dab saameeyay Jidhkeda oo dhan.(Daawo Sawirada)

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu: Walaalayaal Waxaa si naxariis ay ku jirto la idinka codsanayaa in aad gacan u fidisaan Laba gabdhood oo walaalo ah oo Si xun ugubtay sida sawirka idinkaga muuqata,Aaabe cabdafatax xirsi oo dhalay labada gabdhood ayaa waxaa uu la tacaalayaa daaweyntooda oo uu awoodi waayay kaligii sidaa daraadeed cid kastaa oo gacan [...]

January 5 2011 | Posted in LATEST NEWS, SAWIRO | Read More »

Hagaajinta Qoyska: Kulankii Diiniga ahaa ee ka dhacay masjid abubakr seattle 24-27-2010 (Daawo)

Hagaajinta Qoyska: Kulankii Diiniga ahaa ee ka dhacay masjid abubakr seattle 24-27-2010 (Daawo)

  Mu’tamarkii Todabaadka ka dhacay abubakr masjid (Hagaajinta qoyska) Muxaadraadkii ka baxay hoos ka daawo. 1.Sidee aan u xifdinaa quraanka (Sheikh Cusmaan Madad) 2.Dhisidda qoys Wanaagsan (Sheikh Maxamed Cabdulqaadir) 3.Marriage by sh abdul bari Yahya (English ) 4.Dhibaatooyinka heesta qoyska (Sheikh cali Garaad) 5.Zakada (Sheikh Axmed Nuur) Number Of Reads:-1583

December 29 2010 | Posted in LATEST NEWS, SAWIRO, VIDEOS | Read More »