Halgan TV!
 
Home » LATEST NEWS You are browsing entries filed in “LATEST NEWS”

Casharka 5-aad ee Kitaabka صور من حياة الصحابة Sh.Hussein Guuleed Adam (Sh Hussein Siiro).Dhageyso

Casharka 5-aad ee Kitaabka صور من حياة الصحابة Sh.Hussein Guuleed Adam (Sh Hussein Siiro).Dhageyso

Casharka 5-aad ee Kitaabka صور من حياة الصحابة Waxaa uu ku saabsanyahay saxaabiga jaliilka ah ee “Cumayr Bin Wahab” RC. Waxaana Kitaabkan Akhriyo Sheikh Hussein Guuleed Adam (Sh. Hussein Siiro) oo ah Imamka Masjidka Al-Taqwa ee ku yaallo gobalka Ohio, wadanka Mareykanka, iyo sidoo kale Sheikha Qolka Dacwada Laga Faafiyo ee Qolka BAR AMA BARO [...]

May 11 2012 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS | Read More »

Aaska Marxuum Cabdi-Xayi Cismaan Garaad oo Nairobi Ka Dhacday,(DAAWO).

Aaska Marxuum Cabdi-Xayi Cismaan Garaad oo Nairobi Ka Dhacday,(DAAWO).

  “إن لله ما أخذ وله ما أعطى  وكل شيء عنده بأجل مُسمى …فلتصبر ولتحتسب”  INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN… Ilaahay waxa uu bixiyo iyo waxa uu qaatoba isagaa iska leh wax walbana agtiisa waa qorshaysan yihiin….. Marxuum Cabdi-Xayi Cusmaan Garaad oo Si Lami filaan ah xanuun ugu soo booday u geeriyay shalay ayaa maanta lagu [...]

May 10 2012 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Casharka 15-aad ee kitaabka “Rawdatul-Anwaar” Sh Axmed-Nuur Macalin (dhageyso).

Casharka 15-aad ee kitaabka “Rawdatul-Anwaar” Sh Axmed-Nuur Macalin (dhageyso).

Waxaan idin soo gudbineynaa Casharkii 15-aad ee Kitaabka Siirada ahaa ee RAWDATUL-ANWAAR ee uu inoo akhrin Jiray Sheikh Axmed-Nuur Macalin Cabdulqaadir . Casharka 15-aad Hoos ka Dhageyso. [Audio clip: view full post to listen] Halkan Guji Casharka 15-aad. Casharada uu Ilaa iyo hadda Akhriyay Sheekha Halkan Dhag Sii. Number Of Reads:-224

May 9 2012 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS | Read More »

Casharka 4-aad ee Kitaabka صور من حياة الصحابة Sh.Hussein Guuleed Adam (Sh Hussein Siiro).Dhageyso

Casharka 4-aad ee Kitaabka صور من حياة الصحابة Sh.Hussein Guuleed Adam (Sh Hussein Siiro).Dhageyso

Casharka 4-aad ee Kitaabka صور من حياة الصحابة Waxaa uu Ku saabsanyahay Saxaabiga Jaliilka ah ee “Cabdulaahi Bin Xudaafa” RC. Waxaana Kitaabkan Akhriyo Sheikh Hussein guuleed Adam (Sh Hussein Siiro) oo ah Imamka Masjidka AL-Taqwa ee Ku Yaallo Gobalka Ohio Wadanka Mareykanka, iyo Sidoo Kale Sheikha Qolka Dacwada Laga Faafiyo ee Qolka BAR AMA BARO  114 ee [...]

May 9 2012 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS | Read More »

Garaadso Intaadan Guursan (Q- 1aad) W/Q: Mubarak Mahamud Saleban (Mubarak Hadi)

Garaadso Intaadan Guursan (Q- 1aad) W/Q: Mubarak Mahamud Saleban (Mubarak Hadi)

Haddii aad go’aan qaadatoo guurba aad damacdo Inta aadan galinbaa gudboon inaad gorfeysaaye Ood gunteeda baartaa waxaad damacday geeloowe Ninkii kaa gu’ weyn iyo ninkii garasha kaa dheer leh Iyo geedka kii tagi jiriyo goobihii kulanka Iyo kii hortaa guursadaa qeyb la galiyaaye Oo go’aanka aad damacsantahay lala gorfeeyaaye” ~ Amiin Sheikh Maxamed    Garaadso [...]

May 9 2012 | Posted in LATEST NEWS, Maqaallo | Read More »

وقرن في بيوتكن ولا تبرجن تبرج الجاهلية الاولي

وقرن في بيوتكن ولا تبرجن تبرج الجاهلية الاولي

وقرن في بيوتكن ولا تبرجن تبرج الجاهلية الاولي Adoontii alleey jirkaagu waa kugu amaano. Muxaadaradan waxaa soo jeedinaya Sheikh Maxamed Kenyaawi,waxaana ay Khaas u tahay Gabdhaha Muslimaadka ah,. Number Of Reads:-238

May 8 2012 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Sifaatul-Munaafiqiin,Tilmaamaha Munaafiqiinta:Muxaadaro Taabaneysa xaaladaha Hadda Jira iyo Hagardaamada Munaafiqiinta.(Dhageyso)

Sifaatul-Munaafiqiin,Tilmaamaha Munaafiqiinta:Muxaadaro Taabaneysa xaaladaha Hadda Jira iyo Hagardaamada Munaafiqiinta.(Dhageyso)

muxaadaradan Waxaa uu sheikha uga hadlayaa Tilmaamaha Munaafiqiinta iyo Hagarta ay u maleegayaan Muslimiinta iyo islaamkaba ,waa muxaadaro qofi dhageystaa uu waxyaaba badan ogaan doono, Nifaaqa oo ah sifo aad u xun illaaheyna uu in badan ku tilmaamay qur’aankiisa Nabigeenana SCW inooga digay hoos ka dhageyso Muxaadarda. MP3 HALKAN Ka Dhageyso ama Qaybta Hoose Number [...]

May 8 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »

Muxaadaro Dilka Qof Ashahaatay: Sh Maxamed Idiris Axmed (Xafidahullah)…DAAWO.

Muxaadaro Dilka Qof Ashahaatay: Sh Maxamed Idiris Axmed (Xafidahullah)…DAAWO.

Muxaadaro aad u qiimo badan ayuu sheikh maxmed Idiris Axmed Allaha xifdiyee ooga hadlay xurmada uu leeyahya qof Muslim ah oo ashahaatay iyo in aysan bannaaneyn in Saniba lagu banneysto Dilkiisa. Hoos ka daawo Muxaadaro Sheikha. Number Of Reads:-1180

May 8 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, VIDEOS | Read More »

Sidee u bad baadinee ubadkeena Ku Nool Wadamada Qurbaha : Sh Maxamed Umal..Dhageyso.

Sidee u bad baadinee ubadkeena Ku Nool Wadamada Qurbaha : Sh Maxamed Umal..Dhageyso.

Muxaadarada sheikha uu Jeediyay ayaa waxay ku saabsaneyd Sidee U Bad Badinaa Ubadkena Qurbaha kunool sh maxamed ayaa aad ugu hadlay Qaabka looga badbaadinaayo ilmaha qurbaha iyo dadka dayacay ilmahooda muxaadaradaan ayaa waxaa ay eheyd muxaadaro aad u cajiib badan. Hoos ka Dhageyso. [Audio clip: view full post to listen] Alyaqiin. Number Of Reads:-1203

May 7 2012 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »

Shiikh Umal Oo ka digay dhagarta dastuurka Cusub kuna tilmaamay gaalayn Cusub.(Video).

Shiikh Umal Oo ka digay dhagarta dastuurka Cusub kuna tilmaamay gaalayn Cusub.(Video).

Shiikha Max’ed Cabdi Umal ayaa si weyn uga soo hor jeestay Dastuurka Cusub ee lagu wado in laga dhaqan galiyo Wadanka Soomaaliya. Shiikha oo hadalkaan ka jeediyay Qudbadiisa Jimcada ee Masaajidka 6-ka ayaa waxa uu ku tilmaamay Dasturka mid fasaad ah oo aan wax dan ah u heyn Shacabka Soomaaliyeed. Waxa uu ku baaqay in [...]

May 6 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »