Waxaa lagu wergelinayaa Walaalaha Kheyrka Jecel in dhawaan la qaban doono Mu’tamarkii Sanadlaha ee lagu qaban jiray Magaalada Pheonix,ee Gobalka Arizona. Mu’tamarkan waxaa uu Socon doonaa Muddo 3 Maalmood ah,Jimce ,Sabti,Axad Taariikhduna tahay,24,25,26 Bisha february 2012, Waxii faahfaahin ah iyo Culimada Imaaneysa Ka eeg Sawirka Hoose. Number Of Reads:-86














