Halgan TV!
 
Home » Muxaadaro You are browsing entries filed in “Muxaadaro”

Let us Revive Our Eman: Youth of tomorrow Leaders of today (Brother Uthman Latif )

Let us Revive Our Eman: Youth of tomorrow Leaders of today (Brother Uthman Latif )

Welcome to Youth Event Theme: Let us Revive Our Eman, This lecture is part of many lectures presented by Masjid Quba for the Youth, any questions or Fatwa send it to ask@qubacentre.com, for general inquiries or to request this lecture in DVD use this email: info@qubacentre.com Number Of Reads:-314

April 13 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »

Khudbadii Maanta Ee Sheikh Maxamed C Umal

Khudbadii Maanta Ee Sheikh Maxamed C Umal

Khudbada Sheikha ayaa Waxaa uu manata uga hadlay “Isku Dirka iyo Warka oo lakala Gudbityo” Khudbada sheikha oo dhameystiran Ka dhageyso qaybta Hoose mp3. MP3 Halkan Guji. [Audio clip: view full post to listen] Number Of Reads:-552

April 7 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »

Gabayadii AUN-Abshir Nuur Faarax (Bacadle).

Gabayadii AUN-Abshir Nuur Faarax (Bacadle).

Gabayadii AUN-Abshir Nuur Faarax (Bacadle) ayaan halkan idinku soo gudbineynaa,ee Dhageysi wacan hana ka ilaabina in aad u duceysaan in uu allah ka aqbalo ducada uu ku duceysanayo qaybta hore ee Gabaygan ee uu ilaahay ooga magangalayo dhibaatada qabriga iyo su’aalaha ugu horeeyay ee qofka la weydiiyo. Number Of Reads:-648

April 6 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »

Sheikh Xasan Dahir Aweys oo Ka hadlay Bayaan horay uga soo Baxay Xarakada Alshabaab Al-Mujaahidiin.(Dhageyso).

Sheikh Xasan Dahir Aweys oo Ka hadlay Bayaan horay uga soo Baxay Xarakada Alshabaab Al-Mujaahidiin.(Dhageyso).

Sheikha ayaa radiyay bayaan ka soo baxay alshabaab oo waxaana uu sheikha aad ugu dheeraaday bayaan kaas in uu ahaa mid aan loo baahnayn oo loo adeegsaday axaadiis aan ku habooneyn. Radinta Sheikh Hasaan daahir aweys Dhagihiina uga bogta . Halkan Ka Dhageyso. [Audio clip: view full post to listen] Number Of Reads:-768

April 1 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »

Mutamarkii Islaamiga ee 5aad oo ka bilaaban doona magaaladaTilbrug ee dalka Holland

Mutamarkii Islaamiga ee 5aad oo ka bilaaban doona magaaladaTilbrug ee dalka Holland

Holland hamaan bulshada Soomaaliyeed ku nool dalka Holand iyo dalalka darsika la ah waxaa lagu wargelinayaa in dalka Holland uu ka bilaaban doono Mutamar Islaami ah oo ay ka soo qayb geli doonaa culimo iyo ducaad kuwaas oo muxaadaraad iyo tawjiihaad u jeedin doono Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Holland. Mutamarkaan Islaamiga ah ee [...]

April 1 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »

Fariin Ku Socota Maamul Goboleedyada Soomaaliya: Sh Maxamed Idiris (Daawo).

Fariin Ku Socota Maamul Goboleedyada Soomaaliya: Sh Maxamed Idiris (Daawo).

Fariin Ku Socda Maamul Goboleedyada Soomaaliya: Waa Kalimad uu soo jeedinayo Sheikh Maxamed Idiris Axmed (Xafidahullah). Number Of Reads:-787

March 25 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »

Sh Mustafa Xaaji Ismaaciil [Warbaahinta Ahmiyadeeda & Khatarteeda]

Sh Mustafa Xaaji Ismaaciil [Warbaahinta Ahmiyadeeda & Khatarteeda]

Sh Mustafa Xaaji Ismaaciil ayaa Muxaadaradan waxaa uu uga hadlayaa [Warbaahinta Ahmiyadeeda & Khatarteeda] Hoos ka daawo. Number Of Reads:-854

March 21 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »

Socdaalkaygi Mozambique – Qaybta 4-aad W/Q: Sheikh Maxamed Idiris Axmed

Socdaalkaygi Mozambique – Qaybta 4-aad W/Q: Sheikh Maxamed Idiris Axmed

Alxamdulilahi wasalatu wasalamu cala rasuulilahi wa bacdu: Masjid Abubakar – Nampula Magaalada Nampula ee Dalka Mozambique ayey Soomaalidu u badan yihiin sidaan horay u xusay. magaalada wexey Soomaalidu ka asaastay Masjid fiican laguna magacaabo Masjid Abubakar..Meelaha adduunka Muslimiintu degaan iney masaajid ka hirgeliyaan waa arrin wanaagsan, waana inuu noqdo camalka ugu horreeya oo ay qabtaan..Waana [...]

March 16 2012 | Posted in LATEST NEWS, Maqaallo, Muxaadaro | Read More »

Socdaalkaygii Mozambique -Qaybta 3-aad W/Q: Muxammad Idriis Axmed

Socdaalkaygii Mozambique -Qaybta 3-aad W/Q: Muxammad Idriis Axmed

Alxamdulilah wasalatu wasalamu calaa rasuuli laah, wa bacdu, Ugu horayn waxaan u mahad celinayaa walaalaha faallada ka bixiyey qoraalkii hore, waxaan si gaara u xusayaa Fadiilatu Sheekh Al akh Axmed Nuur, Imaamka Masjid Abubakar ee Seattle, Washington. Sheekhayga waad ku mahad santahay difaaca cirdiga miskiinka walaalkaa, waxaanse kuu sheegayaa, adiga iyo walaalaha kale, oo ay [...]

March 14 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »

Casharka 10-aad ee Kitaabka “Rawdatul-Anwaar” Sh.Axmed Nuur Macalin.

Casharka 10-aad ee Kitaabka “Rawdatul-Anwaar” Sh.Axmed Nuur Macalin.

Asalaamu Calaykum Ikhwaanii Waxaan halkaan idinku soo gubineynaa Casharkii 10-aad ee Kitaakii “Rawdatul-Anwaar” ee uu inoo Akhrin Jiray Sheikh Axmed Nuur Macalin Cabdulqaadir, Sheikha Ayaa Hawl ku Maqnaa Mudo ku dhaw Bil balse Caawa ayuu dib u bilaabay Casharka waxaana uu inoo marayay Casharka 9-aad ee Kitaabka,Hoos ka dhageyso. Casharka- 10-aad Halkan Dhagsii. Number Of [...]

March 12 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »