Home » Muxaadaro You are browsing entries filed in “Muxaadaro”

Mu’tamar Ka Dhici Doona Pheonix Arizona…eeg Flyerka.

Mu’tamar Ka Dhici Doona Pheonix Arizona…eeg Flyerka.

Waxaa lagu wergelinayaa Walaalaha Kheyrka Jecel in dhawaan la qaban doono Mu’tamarkii Sanadlaha  ee lagu qaban jiray Magaalada Pheonix,ee Gobalka Arizona. Mu’tamarkan waxaa uu Socon doonaa Muddo 3 Maalmood ah,Jimce ,Sabti,Axad Taariikhduna tahay,24,25,26 Bisha february 2012, Waxii faahfaahin ah iyo Culimada Imaaneysa Ka eeg Sawirka Hoose. Number Of Reads:-86

February 21 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »

Khudbada Jimacaha 2/17/2012 ee Sh.Maxamed Umal (Daawo).

Khudbada Jimacaha 2/17/2012 ee Sh.Maxamed Umal (Daawo).

waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Sheikha Maxamed Umal Ka Jeediyay Masjid abu-bakr ee magaalada Nairobi,Hoos Ka Daawo. Number Of Reads:-244

February 19 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »

Jadwalka Nadwada Ka Socota Qolka Somali Islamic Altaqwa Network ee Paltak-ga (Halka ka eeg).

Jadwalka Nadwada Ka Socota Qolka Somali Islamic Altaqwa Network ee Paltak-ga (Halka ka eeg).

Waxaa La Ogeysiinayaa Muslimiinta Gaar ahaan Somalida in ay Culimada Somaliyeed Qaar ka mid ah ay ku qaban doonaan nadwo Qolka Somali Islamic Altaqwa Network. jadwalka Nadwada waxaad ka daalacan Kartaa Hoos. Halkan Guji oo Ka daalaco Jadwalka oo PDF ah. Number Of Reads:-233

February 17 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »

Maalinta Jacaylka “Valentines Day” Xukunkeeda Waxaa soo Jeedinayo Sheikh Maxamed Umal.

Maalinta Jacaylka “Valentines Day” Xukunkeeda Waxaa soo Jeedinayo Sheikh Maxamed Umal.

Maalinta Jacaylka “Valentines Day” Xukunkeeda Waxaa soo Jeedinayo Sheikh Maxamed Umal. Number Of Reads:-394

February 15 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »

Muxaadaraad ka bixi doona Masjidka Al-ansaar ee Sandiego.

Muxaadaraad ka bixi doona Masjidka Al-ansaar ee Sandiego.

1-Muxaadaro caam ah.     (SEDEE BAY KU HAGAAGI KARAAN GURYAHEENA) 2-Muxaadaro Dumarka   (XAQA GABADHU KU LEE YAHAY ZAWJKEEDA(Ninkeeda)   3-muxaadaro Caam ah  (AKHLAAQDA WANAAG SAN)   4-Muxaadaro Caam ah  (MAKAANADA CULIMADA IYO FADLIGOODA) Dhammaan muxaadaraadkan waxaa soo jeedin doona Sh Cabdulaahi Nuur (Abul Fadli) oo Marti inoo ah. Number Of Reads:-261

February 7 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »

TAQWADA: Sh Mohamed Hassan

TAQWADA: Sh Mohamed Hassan

Taqwada allah iyo muhiimada ay u leedahay ibn aadamka waxaa soo jeedinaya sheikh Maxamed Hassan oo ka mid ah culimada masjid abuhureira ee ku yaallo magaalada Columbus,Gobalka Ohio. Hoos ka daawo. Number Of Reads:-262

February 6 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »

Ogeysiis: Masjidka Quba oo laga Furi doona Amasterdam,Holland.

Ogeysiis: Masjidka Quba oo laga Furi doona Amasterdam,Holland.

Holland;- Waxaa Si Rasmi Dalka holland gaar ahaan caasimadeyda Amsterdam looga HeerGelin Doonaa insha allaah  masjidkii ugu horeeyey ee laga hiirgeliyo Dalka holland oo somaalida dhisato.  Masjidkan ayaa walaalaha Daafaha dunida joogaan laga codsanayaan in ay ka Qeyb Qaataan Dhismiha masjidka Quba ee Amsterdam walaalayaal Allaaah iyo Rasuulkii in badan bay nagu baraarujiyeen in aan [...]

February 3 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »

8 Mas’aladood oo Cajiib ah | Sheikh Mohamed Xasan (Daawo),

8 Mas’aladood oo Cajiib ah | Sheikh Mohamed Xasan (Daawo),

Hoos Ka Daawo Muxaadaradan oo uu soo jeedinaya Sheikh mohamed Xasan Waxaana uu ugu magacdaray 8 Mas’aladood oo Cajiib ah. Number Of Reads:-523

February 3 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »

Daaweynta Muragada | Sheikh Mustafa Ismaacil.

Daaweynta Muragada | Sheikh Mustafa Ismaacil.

Daawynta Muragada waxaa soo jeedinaya Sheikh Mustafa xaaji ismaacil,Muxaadaradan ayuu sheikha ksoo jeediyay Mutamarki ka dhacay South Africa 2012. Hoos Ka Daawo. Number Of Reads:-539

February 1 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »

Sh Axmed Nuur oo Ka Jawaabay Su’aalaha Akhristayaasha Alyaqiin.com (DAAWO).

Sh Axmed Nuur oo Ka Jawaabay Su’aalaha Akhristayaasha Alyaqiin.com (DAAWO).

Allaha ayaa Mahad leh Nabadgelyo iyo Naxariisi ha ahaato Nabigeena Muxamad Dushiisha,Waxaa halkaan idinku soo gudbineynaa Qaybtii koobaad ee Jawaabaha Su’aalihii akhristayaasha. Su’aalaha oo aad i tira badan aawgeed nooma suura galin in aan weydiino sheikha dhammaan balse waxaan isku dayaynaa in culimada ay si dhaqsa uga soo jawaabaan su’aalihiina oo aan ognahay in badan oo [...]

January 26 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Su'aalaha, VIDEOS, Warar | Read More »