(1):Ban Ki Moon:Madaxda Africa ha Ogalaadeen faaxishada: Qaybta 1aad Halkan Riix. Qaybta 2aad Halkan Riix. (2): Shirka London iyo Qorshaha Gumeysiga : Halkan Riix. PDF File Halkan Riix. Number Of Reads:-67
Shirka London iyo Qorshaha Gumaysiga Maxamed Sh/Cabdiraxmaan Kaariye Qoraalka Oo PDF ah Halkan Dhag sii. Waxay ila tahay in qof walba oo si guud u danaynaya danaha ummadda Islaamka ama si gaara uga fakiraya baylahda shacabka Soomaaliyeed inuu u dhag taagayo waxa ka soo bixi doona Shirka London ee la qabanayo 23 bishan [...]
Banki Moon: Madaxda Afrika Ha ogolaadaan Faaxishada W/Q: Sheikh Maxamed Kaariye (Qaybta 2-aad) Qaybta 1-aad ee Qoraalka Sheikha Halkan Dhag Sii. Banki Moon iyo cidda uu afkooga ku hadlaa ha ogaadaan in shareecada iyo axkaamta diinta Islaamku ay yihiin axkaam dadku badali karyan, sidaa awgeed ay tahay arin aan suura galayn inuu ka sugo Muslimiinta [...]
Banki Moon: Madaxda Afrika Ha ogolaadaan Faaxishada W/Q: Sheikh Maxamed Kaariye (Qaybta 1-aad) Banki Moon oo ah xoghayaha guud ee waxa loogu yeedho Qaramada Midoobay, ayaa isagoo ka hadlaya kulan ay madaxda dowladaha Afrika ku lahaayeen magaalada Adiisababa ee dalka Itoobiya yidhi: waa in la ixtiraamo xuquuqda falayaasha ficilka qoom Luut (gay rights). Isaga oo [...]
Qormadii hore waxaan uga hadalay sumada iyo calaamada lagu kala garto rabaaniyiin iyo culumaa’u suu, (culimada fiican iyo kuwa xun), ka dibna waxaan ka hadalay tilmaamaha rabaaniyiinta. Qormadaan waxaan ku qaadaa dhigaynaa tilmaamaha culumaa’u suu, culimada xunxun allah ha inaga badbaadiyee, waxaa suurta gal ah in loo qaybiyo sadex qaybood siday u qaybiyeen qaar ahlu [...]
“UUR DOOX Qaybta 5-aad: Mid baa gacanta taagay waxaa la waydiiyay wuxuu rabo, wuxuu yidhi waan soo tukanayaa, waxaa la yidhi ma jirto?” Alloow Naga Aqbal Dadaalkeenna iyo Camalkeenna oo Raad Fiican naga reeb (aamiin). Qoraalladan ilaa iyo markaan billaabay waxaa isoo gujinaya xoog aanan garaneeyn halka uu ka imanayo anigoo filaya in Allaha caadilka [...]
Dhacdooyinka isa soo taraya ee dhulkeenii hooyo iyo meel kastoo umadda Soomaalida ay joogto ka socda waxay igu soo kicisay utun weligayba igu taagnayd. Waxaan isweydiiyaa abaal ka dhacaan caadada u noqday ummadeena dad badan oo ka mid ah khaasna ku sii ah dhalinyaro u nisba sheeganaysa baraaruga Islaamka iyo saxwada ma inaguu nugu gaaryahay [...]
Waayadan danbe waxaan maqalaa erayo ay kamid yihiin culumaa rabaaniyiin iyo culama’usuu (culimo rabigeed u hogaansan iyo culimo xun) oo loola jeedo in culumada iyo cilmigoodaba lagu dhaawaco, waxaan halkan ku soo ban dhigi doonaa inshaa allah qaar ka mid ah tilmaamaha culumada rabaaniyiinta ah iyo tilmaamaha culumaa’ usuu, kadibna waxaan is waydiin doonnaa yaa [...]