Halgan TV!
 
Home » DURUUS You are browsing entries filed in “DURUUS”

Casharka 1-aad ee Kitaabka “Suwar-Min-Xayat-Assaxaba” Annas Bin Maalink RC

Casharka 1-aad ee Kitaabka “Suwar-Min-Xayat-Assaxaba” Annas Bin Maalink RC

Waxaa halkan idinku soo Gudbineynaa Casharkii 1-aad ee kitaabka “Suwar-Min-Xayaat-Assaxaaba” ee uu inoo akhrin doona Sheikh Hussein Guuleed (Sheikh Hussein-Siiro). Casharadan ayaa bixi doona Habeenada Isniinta iyo Khamiista Sida aan horay u iclaaminay. Casharka Koowaad (1) ee kitaabka waxaa uu ka bilaabanayaa “Annas Bin Maalik Radiya Allah canhu (RC). Hoos Ka Dhageyso MP3 (1). Annas [...]

April 27 2012 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS | Read More »

Wargelin Muhiim ah: Qolka Kheyrka iyo Casharada ee 77.

Wargelin Muhiim ah: Qolka Kheyrka iyo Casharada ee 77.

Qolka 77 ayaa waxaa uu qabtaa Bishiiba hal mar nadwo Katimka Qur’aanka akriimka waxaana kasoo qayb galo culimo somaliyeed ee Qur’aa Qur’aanka ku xeel dheer sida Sheikh Al-qaari Cabdurashid Sh cali Suufi. hadaba faahfaainta ka eeg Posterka ama Flayer-ka Hoos Yaalla. Number Of Reads:-379

April 26 2012 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS | Read More »

WARGELIN: Kitaabka “Suwar-Min-Xayaat-Assaxaaba” oo Dib loo Bilaabayo Codsi Akhristayaasha ka yimid ka dib.

WARGELIN: Kitaabka “Suwar-Min-Xayaat-Assaxaaba” oo Dib loo Bilaabayo Codsi Akhristayaasha ka yimid ka dib.

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan bulshada gaar ahaa ardaydii ku taxnayd iyo kuwa daneynayaba in dib loo bilaabayo Kitaabka “Suwar-Min-Xayaat-Assaxaaba” ka dib codsi ka yimid ardayda qolka 114 ee laga dhageysto casharada iyo muxaadaraadka iyo Akhrsitayaasha alyaqiin. Kitaabka waxaa akhrinaya Sheikh Hussein Guuleed oo horay u akhrin jiray Kitabka waxaana la akhrin doonaa habeenada Isniinta iyo [...]

April 26 2012 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS | Read More »

Suaalaha iyo Jawaabaha Akhristayaasha ALYAQIIN.COM Waxaa ka jawaabaya Sh.Axmed-Nuur

Suaalaha iyo Jawaabaha Akhristayaasha  ALYAQIIN.COM Waxaa ka jawaabaya  Sh.Axmed-Nuur

Su’aalaha iyo Jawaabaha Akhristayaasha ALYAQIIN.COM Number Of Reads:-642

April 24 2012 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS | Read More »

Casharka 14-aad “Rawdatul-Anwaar” Sh. Axmed Nuur

Casharka 14-aad “Rawdatul-Anwaar” Sh. Axmed Nuur

Waa Casharki 14-aad ee Kitaabka Siirada ahaa ee uu inoo Akhrin jiray Sheikh Axmed nuur Mcalain Cabdulqaadir. Halkan Ka Dhageyso. [Audio clip: view full post to listen] Number Of Reads:-264

April 13 2012 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS | Read More »

Casharka 13-aad “Kitaabka Rawdatul-Anwaar”

Casharka 13-aad “Kitaabka Rawdatul-Anwaar”

Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Casharka 13-aad ee Kitaabka “Rawdatul-Anwaar” ee Sirrada ahaa waxaana aalaaba inoo aqrin jiray Sheikh Axmed Nuur Macalin. Halkan Ka Dhageyso Casharka 13-aad. [Audio clip: view full post to listen] Number Of Reads:-305

April 7 2012 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS | Read More »

Casharka 7-aad Kitaabka Xilyatu-Dhaalibul Cilm.

Casharka 7-aad Kitaabka Xilyatu-Dhaalibul Cilm.

Waa Casharkii 7-aad ee Kitaabka Xilyatu-Dhaalibul Cilm ee uu Inoo aqrin jiray Sheikh Axmed Nuur Macalin, Halkan Ka Dhageyso. [Audio clip: view full post to listen] Number Of Reads:-286

April 3 2012 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS | Read More »

Casharka 12-aad ee Kitaabka “Rawdatul-Anwaar”

Casharka 12-aad ee Kitaabka “Rawdatul-Anwaar”

Waxaan Halkaan idinku soo gudbineynaa Casharka 12-aad ee Kitaabka rawdatul-Anwaar ee Sirrda ah waxaana inoo akhrinaya Sheikh Axmed Nuur. Hoos Ka Dhageyso. Halkan Ka Dhageyso. Number Of Reads:-349

March 29 2012 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS | Read More »

Casharka 6-aad ee Kitaabka “Xilyatu Dhaalibul Cilmi” Sh Axmed Nuur.

Casharka 6-aad ee Kitaabka “Xilyatu Dhaalibul Cilmi” Sh Axmed Nuur.

Waxaa halkan kusoo gudbineynaa Casharkii 6-aad ee Kitaabka Xilyaha oo uu inoo akhrin jiray Sh Axmed Nuur “imamka Masjidka Abu-bakr ee Magaalada Seattle” hoos ka dhageyso. Casharka 6-aad Halkan Dhageyso. Number Of Reads:-350

March 24 2012 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS | Read More »

Kitaabka “Dhaxalka” Sh.Maxamed Cabdulqaadir

Kitaabka “Dhaxalka” Sh.Maxamed Cabdulqaadir

(1).Casharka 1-aad Halkan Guji. (2).Casharka 2-aad Halkan Guji. (3).Casharka 4-aad Halkan Guji. (4).Casharka 7-aad Halkan Guji. Number Of Reads:-395

March 20 2012 | Posted in DURUUS | Read More »