Home » DURUUS You are browsing entries filed in “DURUUS”

Goormay Ikhwaanu Muslimiinku Noqdeen Takfiiriyiin?

Goormay Ikhwaanu Muslimiinku Noqdeen Takfiiriyiin?

Goormay Ikhwaanu Muslimiinku Noqdeen Takfiiriyiin? W/Q: Maxamed Sh. Cabdiraxmaan Kaariye   الكفر حقّ الله ثــمّ رسـولـه***  بـالـنّـصّ لا بـقـول فــلان مـن كـان رب العالمين وعبـده *** قـد كفّـراه فـذاك ذو كُـفـران   Maqaalkan waxaan ku faaqidayaa dacaayad been abuura oo lagu hayo jamaacada Ikhwaanu Muslimiinka ee Masar iyo kooxaha raacsan ee ka jira dunida Carabta. [...]

February 8 2014 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS, Maqaallo, Warar | Read More »

Kitaabka شرح الأصول من علم الأصول-الشرح ee uu Aqriyo Sheikh Axmed-Nuur oo Casharka 10-aad Marayo (Halkan Ka Dhageyso).

Kitaabka شرح الأصول من علم الأصول-الشرح ee uu Aqriyo  Sheikh Axmed-Nuur oo Casharka 10-aad Marayo (Halkan Ka Dhageyso).

Kitaabka Cusub ee uu Sheikh Axmed-nuur aqriyo   ee شرح الأصول من علم الأصول-الشرح Waxuu uu marayaa Casharka 10-aad waana gebagebo.   Halkan Ka Aqriso Dhammaan Casharada GUJI.   Number Of Reads:-867

January 19 2014 | Posted in LATEST NEWS, Warar, شرح الأصول من علم الأصول-الشرح | Read More »

Kitaabka uu Qoray Sheikh Mohamoud Shible oo Qoraal ah Halkan ka Aqriso.

Kitaabka uu Qoray Sheikh Mohamoud Shible oo Qoraal ah Halkan ka Aqriso.

Nairobi :-Sheekh Maxamuud Shible ayaa caawa na soo gaarsiiyey Kitaab uu ka qoray Sh Xasaan Xusen Aden waxaana uu cinwaan uga dhigay التبيان في الذب عن البيان والرد على مغالطات حسان Sheekh Shible ayaa Kitaabkan wax badan ku soo bandhigay isaga oo cuskanaya  Kitaabka ,Sunada iyo Aqwaaasha culumada. Halkan Ka Akhriso Kitabaabka Sheikh Shible oo [...]

December 22 2013 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS, Maqaallo | Read More »

Kitaabka Cusub ee شرح الأصول من علم الأصول-الشرح ee uu Bilaabay Sheikh Axmed-Nuur (Halkan Ka Dhageyso).

Kitaabka Cusub ee  شرح الأصول من علم الأصول-الشرح ee uu Bilaabay Sheikh Axmed-Nuur (Halkan Ka Dhageyso).

Kitaabka Cusub ee uu Bilaabay Sheikh Axmed-nuur  ee شرح الأصول من علم الأصول-الشرح Waxaa uu daba socdaa Kitaabkii Dhamaaday Todobaadkii hore ee شرح الورقات في اصول الفقه. Kitaabkan oo isna ah Kitaab FIQH ah Waxaa Qoray Sheikha Caalimka ah ee محمد بن صالح العثيمين. Labadan kitaabba kii horay u dhamaaday iyo kan Saaka Bilaawday Waa Usuul-ul-Fiqh. ama Cilmiga [...]

December 15 2013 | Posted in LATEST NEWS, شرح الأصول من علم الأصول-الشرح | Read More »

Midowga 8 Masaajid iyo Madaaris Qur’aanka lagu barto Gobalka Washignton.(Video)

Midowga 8 Masaajid iyo Madaaris Qur’aanka lagu barto Gobalka Washignton.(Video)

Seattle,WA:-Magaalada Seattle ee gobalka Washington ayaa waxaa markii ugu horeysay taariikhda waxaa lagu qabtay Mu’tamar Islaami ah oo ay ku midoobeen Masaajid 8-gaareysa iyo Madrasooyin lagu barto Qur’aanka Kariimka. Mu’tamarkan ayaa waxaa uu dhacay Sabtidii iyo axaddii waxaana kasoo qayb galay culimo badan oo isugu jira kuwa rer seattle ah iyo kuwa dibadda ah sida [...]

December 5 2013 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »

Tartankii Qur’aanka Kariimka 2013 ee Abubakr Masjid iyo Muxaadaraadkii Sheikh Cukasha oo English ah

Tartankii Qur’aanka Kariimka 2013 ee Abubakr Masjid iyo Muxaadaraadkii Sheikh Cukasha oo English ah

Waxaa Wali si Habsami leh uga socda Masjidka weyn ee abubakr islamic center ee Seattle,WA Tartankii Sanadlaha ahaa ee sanadwaliba ka dhici jiray Masjidka. Sanakdan 2013-ka ayaa tartanka waxaa uu kusoo beegmay Bishan November iyadoo sida caadada ah la qaban jiray ramadanka Waxaana sanadkan kasoo qayb galay ardaydii ugu badnayd oo ka kaabnaa hablo iyo [...]

December 1 2013 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS, Muxaadaro, VIDEOS, Warar, YOUTH | Read More »

SharxulWaraqaat Casharka 3-aad Sh.Axmed-Nuur (Dhageyso).

SharxulWaraqaat Casharka 3-aad Sh.Axmed-Nuur (Dhageyso).

Halkan Ka Dhageyso Casharkii 3-aad ee Kitaabka شرح الورقات في اصول الفقه Kitaabkan waa kitaab Fiqhi ah waxaana aqriya Sh Axmed Nuur,Kitaabkan waxaa uu kusoo gebagaboobayaa 4-asbuuc waxaana jiri doona imtixaan sidoo kale ardaydii kaalimaha ugu horeeyay gala waxaa lasiin doonaa shahaadooyin.   CASHARKA 3-AAD. Number Of Reads:-669

November 3 2013 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS | Read More »

Kitaabka cusub ee SharxulWaraqaat Casharka 2-aad Sh.Axmed-Nuur

Kitaabka cusub ee SharxulWaraqaat Casharka 2-aad Sh.Axmed-Nuur

Halkan Ka Dhageyso Casharkii 2-aad ee Kitaabka شرح الورقات في اصول الفقه Kitaabkan waa kitaab Fiqhi ah waxaana aqriya Sh Axmed Nuur,Kitaabkan waxaa uu kusoo gebagaboobayaa 4-asbuuc waxaana jiri doona imtixaan sidoo kale ardaydii kaalimaha ugu horeeyay gala waxaa lasiin doonaa shahaadooyin.   HALKAN KA DHAGEYSO CASHARKA 2-AAD.   Number Of Reads:-865

October 28 2013 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »

Kitaabka cusub ee Sharxul-Waraqaat,Casharka 1-aad | Sh.Axmed-Nuur

Kitaabka cusub ee Sharxul-Waraqaat,Casharka 1-aad | Sh.Axmed-Nuur

Waxaa Saaka Bilaabmay Kitaabkii Sharxul Waraqaat ee uu Aqrinayay Sheikh Axmed Nuur Kitaabka waxaa uu kusoo gebagaboobi doonaa 4-todabaad Hadii alle idmo.   CASHARKA 1-AAD HALKAN KA DHAGEYSO. Number Of Reads:-929

October 27 2013 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS, Warar | Read More »

Suwar Min Xayaati Taabiciin: #37 – Abi Xaniifa, part 2 (RH) iyo Hussein Guled Adam (Sh. Hussein Siiro)

Suwar Min Xayaati Taabiciin: #37 – Abi Xaniifa, part 2 (RH) iyo Hussein Guled Adam (Sh. Hussein Siiro)

Casharka 37-aad, qaytii 2-aad ee kitaabka صور من حياة التابعين waxaa uu ku saabsanyahay taabiciga “Abi Xaniifa - Raximahullah (RH)”oo Shiikh Hussein Guled Adam (Shiikh Hussein Siiro), xafidulaah. Kitaabku waxa uu baxaa habeen walba oo Isniin ah. Waxa uu ka baxaa qolka 114 adoo soowacayah (712.432.3557 ka dibna 114#) saacadu marka ay tahay 10pm Minnesota time (Central Standard Time). Hoos [...]

October 22 2013 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS | Read More »