Xoolahaaga Zakada Ka Bixi Inta aysan Mas kugu noqon: Sh.Axmed-Nuur (Daawo).
waxaan walaalayaal halkani idinkugu soo gudbineynaa muxaadaradii uu sheikh Axmed-Nuur Jeediyay ee ku saabsanayd Zakada oo uu sheikha ugu tala galay Bishan Muxarram ee aanu ku jirno.
Bishan Muxarram waxaa uu sheikha horay u jeediyay Muxaadaro ku saabsan muhiimadda ay leedahay iyo maalmaha barakeysan ee ku jira ee Taasuucaa(Sagaalaad) iyo Caashuuraa (Tobanaad), Guji Halkan (fadliga Bisha Muxarram).
Xoolahaaga Zakada Ka Bixi Inta aysan Mas kugu noqon Hoos ka Daawo
Number Of Reads:-1199






is this true sheekh