|

Casharka 45-aad ee Kitaabka صور من حياة الصحابة Sh.Hussein Guled Adam (Sh. Hussein Siiro). Dhageyso

Casharka 45-aad ee Kitaabka صور من حياة الصحابة Waxaa uu ku saabsanyahay saxaabiga jaliilka ah ee “Caasim Ibn Thaabit, RC“.

Waxaana Kitaabkan akhriyo Shiikh Hussein Guled Adam (Sh. Hussein Siiro) oo ah Imamka Masjidka Al-Taqwa ee ku yaallo gobalka Ohio, wadanka Mareykanka, iyo sidoo kale Sheikha Qolka Dacwada laga faafiyo ee Qolka BAR AMA BARO 114 ee Telleconference-ka ah oo aad ka haleeli kartid adigoo waca  Tel. 218- 936 4343, PIN Number 114# Habeenada Isniinta iyo Khamiista saacada gobalka Ohio marka ay yahay 10:30pm.
Hoos ka dhageyso mp3

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ama halkaan hoose ee saxaabiga magaciisa ah dhagsii oo ka dhageyso:
Casharka 45-aad (Caasim Ibn Thaabit, RC)
Number Of Reads:-1580

ALYAQIIN.COM News Desk:Contact us at alyaqiin@alyaqiin.com or Via Our Contact Page ...

2 Responses for “Casharka 45-aad ee Kitaabka صور من حياة الصحابة Sh.Hussein Guled Adam (Sh. Hussein Siiro). Dhageyso”

  1. sufyan hussein says:

    asalamu caleikum waraxmatullahi wabarakatuhu sheikh hajji hussein guleed tnx very much 4 de gud work u r doin 4 de religion jazzakaAllah kheir aba macaaaaaan

  2. Rahma says:

    Asalaamu calaykum waraxmataullahi wabarakaatu walaalayaal waxaan idinka codsnaynaa in aad noo soo dhamaystirtaan qisada CAASIM IBN THAABID RC IYO ABIIL CAAS RC. ma dhamaystirna.JazaakaAllah kheyr/

Leave a Reply