Home » January, 2012
Entries posted on “January, 2012”
Aslamualikom walalhegaa qaligaa waan idiin salameyaa kadibna dhawr video dinii cusub baan rebaa inaan idiin sodiro inshallah si aad umada somaliyed ajerkaa ugudbisaan Xaqa Waalidka Suallo Iyo Jawabo – Sh Usman Usuli 11-01-2012 Calaamadaha Isha Iyo Sixirka – Sh Cabdullahi Arimaha Bulshada Sh Saed Rageah – Tarbiyada Caruurta Sh Bashir Shiil Suaalo iyo Jawaabo Muhimaa 30-11-2011 [...]
January 20 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, VIDEOS | Read More »
Alloow naga ilaali gefka iyo xumaha, oo noo hag xagga raalli-ahaanshahaaga (aamiin).Xaaladdii Ka Taagnayd Caalamka Islaamka: Waxaan idiin soo tarjumay ararta kitaabkii uu qoray Sh. Maxamad Qudub, oo uu ku sheegay ilbaxnimada Reer Galbeedka (Dimuqraadiyadda) iyo tan Reer Bariga (Shuuciyadda) in ay yihiin jaahilayad halis ah isagoo ku tilmaamay in ay qar iska xoorayaan aadamahana [...]
January 19 2012 | Posted in LATEST NEWS, Maqaallo | Read More »
Waxaa Dib u bilaabmay Kitaabkii aadka u xiisaha badnaa ee Siirada ahaa ,Kitaabka Rawdatul-Anwaar ee uu inoo aqrin jiray Sheikh Axmed Nuur (كتآب روضة ألأنوآر في سيرة ألنبي-ص.ع). Casharada uu sheikha inoo akhrin jiray ayaa bil fasax ah ka dib bilaabmay Waxaana ka mid ahaa Kitaabkan iyo Kitaabka kale ee Xilyada (Xilyatu-Dhaalibul Cilmi). Rawdatul Anwaarka Waxaa uu [...]
January 15 2012 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »
Wareysi Ku Saabsan Qurbaha iyo Dhibaatada ku heysata Somalida iyo Sida xal loogu heli karo. Waxaa wareysigan ka qayb galay Sheikh Mohamed Idiris axmed iyo Sheiklh axmed nuur macalin. Number Of Reads:-862
January 13 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »
Nadwo Lagu qabtay Abubakr Masjid “Muhiimadda Dhiigga Culimada” waxaa Ka qayb galay Nadwadan oo qayb ka ahayd Nadwadii “Arimo U baahan Sixitaan”. (1).Sheikh Mohamed Idiris (2).Sheikh Ahmed Nuur (3).Sheikh Mustafa C/raxmaan. Hoos ka daawo Nadwada. Number Of Reads:-801
January 13 2012 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »
Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi wabarakaatuh,Ikhwaani Waxaan Halkan idinku soo gudbineynaa Cudurdaar iyo Codsi Ku saabsan Su’aalihiina aad maalinkasta soo weydiisaan Culimada si la idinka soo Jawaabo. Su’aalaha waa ay bateen waxaana helnaa Maalinkii 30 su’aalood ugu yaraan ama ka badan,Ikhwaanii Waxaa nagu adkaatay in aan Shakhsi Shakhsi idinku soo Jawaabno oo Email Idinku soo dirno Waadna [...]
January 12 2012 | Posted in LATEST NEWS, Su'aalaha, Warar | Read More »
Sheikh Mustafa C/raxmaan oo ah Imamka Masjida Kansas ee Gobalka Misouri ayaa Muxaadaradan waxaa uu uga hadlayaa Xurmadda uu leeyahay Dhiigga Qofka muslimka ah,iyo sida ay mamnuuc u tahay in si xaqdara ah lagu daadsho. Hoos ka daawo Muxaadarada. Number Of Reads:-458
January 12 2012 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »
Ciyaaraha aan ugu jecleyn yaraantii waxaa ugu muhiimsanaa laynta mulacyada, jiirka shinbiraha iwm. sida badanna kooxda ahaan isku dhow ayaan ahaanjirnay oo leeb iyo qaanso ley ah, inta badanna waxaa hog gaamiye noqon jiray ninka ugu laayaansan ama ugu firfir cooni da badan. Waxaa dhici jirtay in xooluhu naga lumaan sidaan mulac ama shinbir u [...]
January 12 2012 | Posted in LATEST NEWS, Maqaallo | Read More »
Muxaadaradn waxaa ay qayb ka ahayd Mu’tamar Ka dhacay Gobalka Washington Todabaadkii hore Waxaana cinwaankeedu uu yahay” Calamaatu Firqatu Daalah” ama Calaamadaha Kooxda Dhunsan. Waxaa inoo soo Jeedinaya Sheikh Maxamed Cabdulqaadir. Number Of Reads:-565
January 9 2012 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »
Qaar ka mid ah Shirkadaha Xaawaladdaha Soomaalida ku nool Gobalka Minnesota ee ayaa dib u billaabay Shaqadii Lacag dirista ee horay uga istaagtay ka dib markii Bangigii lacagta ay dhigan jireen uu diiday in uu u adeego Waxaana ay hadda heleen Ogalaansho. Shirkaddaha Xawaaladdaha Soomaalida Minnesota ee billaabay in dadka Soomaaliyeed ee halkaasi ku dhaqan [...]
January 9 2012 | Posted in LATEST NEWS | Read More »