The Life of Muhammad Part One. The Life of Muhammad Part Two. The Life of Muhammad Part Three. Number Of Reads:-497
Dhacdooyinka isa soo taraya ee dhulkeenii hooyo iyo meel kastoo umadda Soomaalida ay joogto ka socda waxay igu soo kicisay utun weligayba igu taagnayd. Waxaan isweydiiyaa abaal ka dhacaan caadada u noqday ummadeena dad badan oo ka mid ah khaasna ku sii ah dhalinyaro u nisba sheeganaysa baraaruga Islaamka iyo saxwada ma inaguu nugu gaaryahay [...]
Allaha ayaa Mahad leh Nabadgelyo iyo Naxariisi ha ahaato Nabigeena Muxamad Dushiisha,Waxaa halkaan idinku soo gudbineynaa Qaybtii koobaad ee Jawaabaha Su’aalihii akhristayaasha. Su’aalaha oo aad i tira badan aawgeed nooma suura galin in aan weydiino sheikha dhammaan balse waxaan isku dayaynaa in culimada ay si dhaqsa uga soo jawaabaan su’aalihiina oo aan ognahay in badan oo [...]
Waayadan danbe waxaan maqalaa erayo ay kamid yihiin culumaa rabaaniyiin iyo culama’usuu (culimo rabigeed u hogaansan iyo culimo xun) oo loola jeedo in culumada iyo cilmigoodaba lagu dhaawaco, waxaan halkan ku soo ban dhigi doonaa inshaa allah qaar ka mid ah tilmaamaha culumada rabaaniyiinta ah iyo tilmaamaha culumaa’ usuu, kadibna waxaan is waydiin doonnaa yaa [...]
Mashruuca Islaamica ee Soomaaliya Waxaan aad ugu mahadcelinayaa dhammaan dadkii faallooyinka ,dhiirrigalinta iyo ducooyinka iisoo diray ,Allaha idinka abaalmariyo.Waxaan Allah ka magangalayaa in aan wax dulmiyo ama la I dulmiyo,In aan sibxado ama la I sibxiyo ama aan lumo ama la I lumiyo (waa ducooyinkii nabiga scw). Qormadii koowaad kaddib waxaa ii soo baxay in [...]
Mashruuca Islaamiga ee Soomaaliya Allaa mahad leh, ammaan oo idilna Ilaah ayaa iska leh, qofkuu hanuuniyo ayaa hanuunsan, ninkuu lumiyana wax hanuunin karaa ma jiraan. Taxanahan oo aan u bixiyay UUR DOOX waa mid aan uga hadli doono (hadduu Alle idmo) Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya oo nin waliba wadaantiisa u ritay oo sheeganayo in uu [...]
Hay’addaha Humanitarian African Releif Organization (HARO) iyo Hayadda World Assembly Of Muslim Youth (WAMY) ayaa deeq gargaar noocyo kala duwan ah gaarsiisey dadka Barakacayaal ah oo kun nool l Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir. Kaam lagu magacaabo Raaxoole ayaa waxaa Deeq raashin ah la siiyey Qoysas Tiradooda gaareyso 550 Qoys waxaana qoys kasta la siiyey [...]
Magaalada Muqdisho waxaa Maanta lagu soo bandhigay arday fara badan oo boqolaal gaareysa kuwaas oo la sheegay in deeq waxbarasho ay ka heleen dowladda KMG ee Somalia,waxaana munaasabadaasi kasoo qayb galay raisulwasaaraha DKMG ee Somalia Cabdiwali Gaas. Ardaydaan ayaa wax ka barta Dugsiga Maxamuud Mire ee Muqdisho waxaana kharashaadka ay wax ku baranayaan la sheegay [...]
Ciidamada AMISOM iyo kuwa DKMG oo is garabsanaya ayaa dagaal ku qaaday fariisamaha Ciimada Xarakada Alshabaab,waxaana ay sheegteen dhinaca dagaalka qaaday guulo iyo kala wareegeen fariisamahii ay xarakada kaga sugneed Muqdisho,balse dhinaca weerarka lagu qaaday ayaanan wax war ah laga heynin, Hoos ka daawo Video ku saabsan dagaalkii maanta. Number Of Reads:-438