Sheekha waxaa la diley markii uu ka soo baxay salaadda subax, culumaduna waxay kaga dhawaaqeen qabuuraha salaaddii duhur ka dib in xarakada Alshabaab ka dambaysey dilkii Sheekha. Waxaana hubaal ah in aysan culumadu goobta sheekha lagu dilay joogin, ninkii la socday sheekha markii la dilayna wuxuu sheegay in ay ahaayeen labo nin oo aanu midna [...]














