Home » December, 2011 Entries posted on “December, 2011”

HARO Launched a Humanitarian Assessment Mission to Mogadishu

HARO Launched a Humanitarian Assessment Mission to Mogadishu

I joined the Humanitarian African Relief Organization (HARO) team on an assessment mission to Mogadishu, Somalia, in the month of December 2011, taking a two week leave from my position as a Social Work Supervisor for the County of San Diego. I grew up and was educated in Mogadishu and remember everything the city had [...]

December 31 2011 | Posted in LATEST NEWS | Read More »

Nadwadii Ka Socatay Masjid Abubakar ee Seattle oo Si habsami leh u socoto ,Daawo 4 Muxaadaro ee Maanta..

Nadwadii Ka Socatay Masjid Abubakar ee Seattle oo Si habsami leh u socoto ,Daawo 4  Muxaadaro ee Maanta..

Waxaa Maanta si habsami leh u bilaawday Nadwadii Ka dhacaysay masjid abubakr ee Gobalka washington waxaana maanta baxay 4 muxaadaro oo kala ahaa. (1).Takfiirinta iyo Shuruudaheeda Waxaana soo jeediyay Sheikh Cabdulaahi Ibraahim. (2).Fadliga culimada Waxaa soo jeediyay Sheikh Mustafa oo ah Imamka Masjidka Kansas. (3).quluwi Fi diin Waxaa soo jeediyay Sheikh Cabdulaahi Nuur Abul-Fadli. (4).Iyo [...]

December 31 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »

Sheikh Bashiir Salaad oo Ka Jawaabay Wareysi uu Todobaadkan Bixiyay Madaxa ururka Alshabaab (Dhageyso).

Sheikh Bashiir Salaad oo Ka Jawaabay Wareysi uu Todobaadkan Bixiyay Madaxa ururka Alshabaab (Dhageyso).

Sheikh Dr Bashiir Salaad oo ah Madaxa Isu Tagga Midawga Culimada Somaliyeed ee fadhigooda Muqdisho yahay ayaa Waresyi uu Bixiyay Waxuu Kaga hadlay Wareysigi Hogaamiyaha Xarakada Alshabaab uu Todobaadkan Ka sii daayay Idaacadaha Ku hadla Afka Ururkaasi. Sheikh Dr Bashiir Salaad Waxaa uu Ifiyay in Hadalada uu ku hadlay Hogaamiyaha Xarakada Alshabaab in ay yihiin [...]

December 29 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Muxaadardii Al-walaal Wal-baraa ee uu Sh.Maxamuud Shible uu ka jeediyey Mutamarkii Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika (Dhagayso)

Muxaadardii Al-walaal Wal-baraa ee uu Sh.Maxamuud Shible uu ka jeediyey Mutamarkii Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika (Dhagayso)

Waxaan halkan kusoo gudbineynaa muxaadaradii Alwalaa-Wal baraa ee Sheikh Maxamuud Shibile Ka Jeediyay Nadwadii ka South Africa ee ay Jumciyadda ALBAYAAN soo Qabanqaabisay,Muxaadaradan oo ka kooban 3 qaybood waxaa ay qayb ka ahayd muxaadaraad ay soo jeedinayeen culimada ka qayb galeysay Nadawadan oo ay ka mid ahaayeen. Sheikha Moaxamed Cabdi Umal. Sheikh Mustafa Xaaji ISmaacil [...]

December 29 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »

Khudbadii Sh.C/qaadir Nuur Faarax ka jeedshay shirkii wadatashiga ee Garoowe(Maqal iyo Muuqaal)

Khudbadii Sh.C/qaadir Nuur Faarax ka jeedshay shirkii wadatashiga ee Garoowe(Maqal iyo Muuqaal)

Garoowe:Ka dib markii codsi tiro badan uu nooga yimid ducaad iyo culumo iyo weliba akhristayaasha Halgan.net taas oo ku saabsan khudbadii uu ka jeedshay Shiikh C/qaadir Nuur Faarax shirkii wadata shiga ee magaalada Garoowe lagu qabtay oo ay mareegaha lagu qoro intermetka qaarkood ay been abuur badan ka sheegeen khudbadii Sh C/qaadir Nuur faarax iyaga [...]

December 28 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

CABSIDA ALLAH : Muxaadaro uu xalay jeediyay Sheikh Axmed Nuur Sugulle. (DAAWO).

CABSIDA ALLAH : Muxaadaro uu xalay jeediyay Sheikh Axmed Nuur Sugulle. (DAAWO).

Cabasida allah iyo lagu sugnaado Diintiisa: Waa Muxaadarao uu xalay jeediyay Sheikh Axmed Nuur Sugulle. Number Of Reads:-385

December 27 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

WAREYSI | Sheikh Maxamed Idiris Axmed oo Wareysi dheer ka bixiyay Xaaladda Somalia iyo Shirkii Culimada ee Ka dhacay Minneapolis Todabaadkii hore.(DAAWO).

WAREYSI | Sheikh Maxamed Idiris Axmed oo  Wareysi dheer ka bixiyay Xaaladda Somalia iyo Shirkii Culimada ee Ka dhacay Minneapolis Todabaadkii hore.(DAAWO).

Hoos ka daawo wareysiga oo Muuqaal ah. Number Of Reads:-507

December 26 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Maxuu ku dhamaaday maxase lagu heshiiyay Shirkii Wadatashiga ee Garowe ka dhacay (Akhri Draftiga)

Maxuu ku dhamaaday maxase lagu heshiiyay Shirkii Wadatashiga ee Garowe ka dhacay (Akhri Draftiga)

Qodabadii lagu heshiiyay Shirkii ku soo gabagaboobay  Garoowe ee loogu magacdaray “Shirka Wadatashiga” ayaan halkan idinku soo gudbineynaa ooPDF file ah. Halkan Guji Warqadda Heshiiska iyo Saxiixa Kaqayb galayaasha. Number Of Reads:-304

December 26 2011 | Posted in LATEST NEWS | Read More »

Uur Doox(Qormadii 2-aad) W.Q Shiikh Cabdiraxmaan Shiikh Cumar

Uur Doox(Qormadii 2-aad) W.Q Shiikh Cabdiraxmaan Shiikh Cumar

Waxaan aad ugu mahad celinayaa dhammaan dadkii faallooyinka ,dhiiri gelinta iyo ducooyinka ii soo diray Allaha idinka abaalmariyo.Waxaan Allah ka magangalayaa in aan wax dulmiyo ama la i dulmiyo in aan sibxado ama la I sibxiyo ama aan lumo ama la I lumiyo (waa ducooyinkii nabiga scw). Qormadii koowaad kaddib waxaa ii soo baxay in dad [...]

December 26 2011 | Posted in LATEST NEWS, Maqaallo | Read More »

Nadwadii Diiniga ahayd ee Sanadlaha ayaa Caawa ka bilaabatay South Africa (Dhageyso).

Nadwadii Diiniga ahayd ee Sanadlaha ayaa Caawa ka bilaabatay South Africa (Dhageyso).

Nadwada Sanadkan waxaa ka qayb galaya Culimada Hoos ku Qoran: (1).Sheikh Mohamed Cabdi Umal (2).Sheikh Mustafa Xaaji Ismacil (3).Sheikh Maxamuud Shibile (4).Sheikh Cali Maxamuud. Muxaadaradii Koowaad Waxaa Caawa Jeediyay Sheikh Maxamed Cabdi Umal “Diintu Waa Naseexo” Hoos Ka Dhageyso. [Audio clip: view full post to listen] Number Of Reads:-570

December 25 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »