Halgan TV!
 
|

21 Darsi oo laga qaadanayo Suuratu An-Nuur ee Sh Maxamed idirs.(Video)

Minnesota:-Shiikh.Maxamed Idirs oo dhawaan soo gaaray dalka Maraykanka gaar ahaan Minnesota ayaa waxaa uu muxaadaraad iyo duruus ka jeediyey masjidka weyn ee Abubakar As-Saddique Islamic Center. Shiikh Maxamed Idirs ayaa waxaa uu khudbo jimcihii la soo dhaafay kaga had lay khatarta ay leedahay in la fidiyo ama lagu sheekeysto waxyaabaha been abuurka ah ama dadka muslimiinta la iskugu dirayo arrinkaas oo uu shiikhu si wanaagsan uga hadlay.

Shiikha Maxamed Idirs ayaa waxaa kale oo uu ka jeediyey Masjidka weyn ee Abubakar As-Saddique Islamic Center, muxaadaro uu Shiikha uga hadlay Tobanka Dul-Hijja (Arafo) iyo Fadligooda”, Shiikh Maxamed ayaa waxaa kale oo  maalinta  Axadda bacdal Casar uu u jeediyey Dumarka kaliya  muxaadaro uu ugu magacdary *“21 Darsi oo laga qaadanayo Suuratu An-Nuur.

Hoos ka Dhagayso muxaadaradii 21 Darsi oo laga qaadanayo Suuratu An-Nuur ee Sh Maxamed idirs



 Qaybta 1-aad

Qaybta 2-aad

Muxaadarada uu Muuqaal ah

Number Of Reads:-3471

ALYAQIIN.COM News Desk:Contact us at alyaqiin@alyaqiin.com or Via Our Contact Page ...

Leave a Reply