Muxaadaradan iyo kuwa kale oo aan horay idinku soo Gudbinay Waxaa ay ka mid yihiin Muxaadarooyin ay jeediyeen culimo booqasho ku joogtay Magaalada Seattle ee Gobalka Washington Wadanka USA. Sheikh Cabdirizaq Xaashi,Sheikh Maxamed Mursal iyo Sheikh Cabdiraxman Sh Cumar ayaa Booqanaya Halkaasi Waxaana ay halkaasi ka jeediyanayeen Muxaadaraad. Hoos ka daawo. Number Of Reads:-494













