Axkaamta Xajka:Sheikh Axmed Nuur (DAAWO).
Asalaamu calaykum Waraxmatullaah Wabarakaatuhu.
Ikhwaani Maadaama Mowsimka (Waqtiga) Xajka uu Foodda inagu soo hayo waxaanu halkan idinku soo Gudbineynaa Muxaadaro aad u qiima Badan Kuna Saabsan Xajka iyo Cumrada iyo Axkaamta Guud ee qofka Xaajiga ama Muctamarkaahi (Cumreysanaya) Laga doonayo inuu Ku Guto Xajkiisa.
Allaha Xifdiyee Sheikh Axmed Nuur ayaa inoo Faahfaahinayo Waxaadna Maqal iyo Muuqaal ahaanba kaga Bogan kartaan Qaybta Hoose.







