|

Muxaadaro Qaraxii Muqdisho iyo Ilaalinta Dhiigga Muslimka Sh.Maxamed Umal (DAAWO).


Muxaadaro Qaraxii Muqdisho iyo Ilaalinta Dhiigga Muslimka Waxaa inoo soo jeedinaya Sh.Maxamed Umal..Xafidahullah.

Hoos Ka Daawo.

ALYAQIIN.COM

Number Of Reads:-3656

ALYAQIIN.COM News Desk:Contact us at alyaqiin@alyaqiin.com or Via Our Contact Page ...

7 Responses for “Muxaadaro Qaraxii Muqdisho iyo Ilaalinta Dhiigga Muslimka Sh.Maxamed Umal (DAAWO).”

  1. abaa yaxya says:

    sheekhu yuu ku raali galinayaa muxaadaradaan ma ilaahay mise gaalo?

    • admin says:

      Walaal abuu Yaxya waxaan kaa codsanaynaa in aad allah ka baqdo culimada xushmad u muujiso,kana fiirso Waxa aad soo qoreysid,Waan awoodnaa in aan tirno Fikirkaada balse waxaan dooneynaa in aan dhammaan aqristayaasha ay ka arkaan fakarkooda alyaqiin.com hadda ka dib ka fiirso ..allah yahdiik

  2. Manshallah Sheikh Mohamed Umal wanagas ukahadley kheyr Allah hakasiyo, and also Sheikhs around the world arinkan in sii wadajir ugahadlan waa wajib, walalahey somaliyed waa inay hurdad katosaan.

  3. awaare says:

    mansha allah sheekh abdi umal allaah ha ka ajir siiyo waxaa uu noocadeeyay wax badan oo laga faaiidaysan karo abaa yaxya ninka wato allah ka baq sheekhu xaqiiqda ayuu inoo sheegaye sxbow xishoodku waa imaanka badhkiii sidaas u ogooow walal dadka bilaashka lagu dilahayo waa muslim ka laayayna waxa uu allah la hor tagi isaaga yaqaano allah ha nagu anfaco wacdiga diiniga ah amin xaqiiqdana allah ha ina garansiiyo amiin somalina allah nabad ha inooga dhigo baadilkana allah ha inaga qabto amin xaqna allah hha ina garansiiyo amin

  4. Muwaxidah says:

    abaa yaxya iyo kuwa la fikrada ah sheekh Umal xafidahullah wuxuu la hadlayaa kuwa dhiiga muslimiinta baneystay ee miyaad ka xun tihiin ?? caqligiina gaaban iyo afkaartiina qaldan sheekha xafidahullah meelna ha uga dhicina Allah yahdiikum !!!!!

  5. Aba Sufyan says:

    Ascwrwb,

    manshAllah Alle ha ka abalmariya sheykhu muxadiradisa iyo ishtihatkisa. qofkastana wa ka dheregsan yahay in dhiiga muwaxidka muslimka uu xaran yahay, cadaab iyo ciqab Allena lagu mudanayo. lakin suaasha u bahan in laga jawabo waa – dadka mesha ku halagsamay yay ahayeen? anigu website kasta wan eegay shakhsi shiciba ama arday meydkisa ma arag ilaa kuwi qarxi ardayda jamacada ku dhintay ma ahee. murtadiinta u sheykhu shegayo, oo xabada kugu so ridaya, galada madow gabaadka u ah, xumanta ay sameynayan kula jira – ma muslim baa kuwasi? ma muwaxidin baa? mise somaliba hadi ad tahay muslim bad tahay, xata adoo ficil kasto diinta lagaga baxo la yimaada? hadi ay sidas tahay xage ayatka Alle iyo sunada rasuulkeni suubana(scw) laga maraya oo ka hadlaya ridada iyo iskashiga gaalada?
    Ikhwaney hadi suaal la idin waydiyo, haku degdegina hadalka idinko qofka markaba xukumaya lakin si diiniyana uga hadla hadikale dee aamusku wa dahab.
    wa bilaahi tawfiiq

  6. bibaye says:

    waxaa ah in wax laganaxo in ay ay alshabaab ku faanaan ardadii iyo masaakiinta birma gaysasa ah in ay qarxinta ay qarxiyeen ay ku fanaan waa ceeb iyo wajixo inaalilaahi wa inaa ilaahi raajacuun ilaah dadkan aan waxba galabsan ilaah ha u naxariisto qof walboo muslim ah oo dhiig islaanimo ah ku jirto waxuu kanaxo oo ka murugoodo ay tahay waxashnimada foosha xun ee loo gaystay dad aan waxba galabsan

Leave a Reply