Home » October, 2011 Entries posted on “October, 2011”

Maxkamadaha Caruurta ee dalka Mareykanka Sida ay u shaqeeyaan,Maxaa la gudboon Somalida ku dhaqan dalkaasi iyo sidee la isaga ilaalin karayaa dambiyada xabsiga lagu galo..Dood cilmiyeed Muhiim ah.

Maxkamadaha Caruurta ee dalka Mareykanka Sida ay u shaqeeyaan,Maxaa la gudboon Somalida ku dhaqan dalkaasi iyo sidee la isaga ilaalin karayaa dambiyada xabsiga lagu galo..Dood cilmiyeed Muhiim ah.

Waxaa lagu qabtay Masjidka weyn ee abubakr dood cilmiyeed aad u muhiim ah taasoo ku saabsanayd qaanuunka maxakamadaha dalkaasi Mareykanka iyo sida ay u shaqeeyaan maxaakiimta caruurta,sidee looga badbaadi karaa dambiyada waaweyn ee keena waxa loo yaqaanno “Felony” oo sababa in uu qofki wax qabsan waayo,sida shaqo,waxbarasho,Safar in uu aado iyo in loo celiyo wadankuu ka [...]

October 31 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »

Muxaadaraad ka bixi doona Masjid Ibnu Taymiyah ee Columbus,Ohio..eeg JADWALKA

Muxaadaraad ka bixi doona Masjid Ibnu Taymiyah ee Columbus,Ohio..eeg JADWALKA

Masjidka Ibnu-Taymiyah ee Columbus,Ohio ku yaallo ayaa waxaa uu qaban doonaa Muxaadaraad waxaana Masjidka iman doona Sheikh Mohamed Idris. Hoos ka eeg Jadwalka iyo Flyer-ka. *Goobta:    Masjid Ibnu Taymiyah**2334 Mock Rd Columbus, Ohio * *Malmaha: Thr, Fri and Sat Nov 3, 4 and 5 2011…* *Waqtiga:   Between Magrib and Isha * *Waxaana Soo jidinayo Sh. Mohamed [...]

October 30 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Khudbadii Jimcaha(Ishaacaatka Muslimiinta Dhaxdooda) iyo Muxaadaro ku saabsan Fadliga Tobanka Dul-Xijja iyo Ogeysiis ku saabsan Ciida.

Khudbadii Jimcaha(Ishaacaatka Muslimiinta Dhaxdooda) iyo Muxaadaro ku saabsan Fadliga Tobanka Dul-Xijja iyo Ogeysiis ku saabsan Ciida.

Minnesota:-Shiikh.Maxamed Idirs oo dhawaan soo gaaray dalka Maraykanka gaar ahaan Minnesota ayaa shalay waxaa uu khudbo jimcihii ka jeediyey masjidka weyn ee Abubakar As-Saddique Islamic Center.Shiikh Maxamed Idirs ayaa waxaa uu khudbadiisa uga hadlay in ay khatar tahay in la fidiyo ama lagu sheekeysto waxyaabaha been abuurka ah ama dadka muslimiinta la iskugu dirayo arrinkaas [...]

October 30 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »

Casharka 3-aad ee Kitaabka Xilyatul-Dhaalibul Cilmi

Casharka 3-aad ee Kitaabka Xilyatul-Dhaalibul Cilmi

Waa Casharkii 3-aad ee Kitaabka Xilyatul-Dhaalibul Cilmi. Halkan Ka Dhageyso Casharka 3-aad. Number Of Reads:-431

October 28 2011 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS | Read More »

Dood Cilmiyeed: Sida Looga Faa’iideysan Karo caafimaadka dalkan iyo sida ay u shaqeyso Caruurta..Flyer-ka

Dood Cilmiyeed: Sida Looga Faa’iideysan Karo caafimaadka dalkan iyo sida ay u shaqeyso Caruurta..Flyer-ka

Number Of Reads:-641

October 26 2011 | Posted in LATEST NEWS | Read More »

Faa’iidooyinka Xajka iyo Gudashadiisa Sheikh Cabdulqaadir Boobe..

Faa’iidooyinka Xajka iyo Gudashadiisa Sheikh Cabdulqaadir Boobe..

Malaayiin Muslimiin ah ayaa kusii qul quleya Guriga allah ee Xurmadda badan,si ay u gutaan Waajibka xajka ee sanadka 1432/2011 waxaana aan halkan idinku soo gudbineynaa muxaadaro ku saabsan gudashada xajka iyo faa’iidooyinka uu leeyahay Xajka. Faa’iidooyinka Xajka iyo Gudashadiisa Sheikh Cabdulqaadir Boobe,Waa muxaadaro faahfaahineysa xajka iyo Gudashdiisa, Number Of Reads:-507

October 26 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, VIDEOS, Warar | Read More »

Muxaaddaraad ka dhici doona Asbuuca soo socda Minnesota:21 Darsi oo laga qaadanayo Suuratu An-Nuur-Sh. Maxamed Idris

Muxaaddaraad ka dhici doona Asbuuca soo socda Minnesota:21 Darsi oo laga qaadanayo Suuratu An-Nuur-Sh. Maxamed Idris

Khayrka kasoo qayb gal oo Imaankaaga siyaadi. Muxaaddaraad dhicidoona Asbuuca soo socda Waxaa la ogaysiinayaa Dhamaan Muslimiinta reer Minnesota iyo nawaaxigooda in asbuuca soo socda  Masjid Abubakar As-Saddique Islamic Center iyo  Minnesota  uu marti uyahay  Sh. Maxamed Idris Axmed.  Sh. Maxamed ayaa bixin doona muddada kooban ee uu nasoo booqday khudbo jimce iyo Muxaadaraad kala [...]

October 26 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »

Dowladda “UGANDA” oo Sheegtay in ay kordhineyso Ciidamada somalia u joogo, Dhageyso.

Dowladda “UGANDA” oo Sheegtay in ay kordhineyso Ciidamada somalia u joogo, Dhageyso.

Madaxweynaha Dowladda Uganda ayaa sheegay in ay kodhinayaan ciidamada ka joogo somalia,ayna la dagaalamayaan ajaanib joogto somalia iyadoo aanan la garanyn cidda uu ula jeedo ajaanib joogto somalia, Idaacadda VOA ee afka somaliaga ku hadasha ayaa warbixinan ka diyaarisay. Number Of Reads:-335

October 26 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Soo Dhaweynta Ciidul-Adhxaa (Video by Garweyna Media)..

Soo Dhaweynta Ciidul-Adhxaa (Video by Garweyna Media)..

Waxaa Foodda inagu soo haya Ciidul-adhxaa,Waxaana inaga xiga maalmo kooban oo kaliya qofkii uu allah nolol kugaarsiiyo,allaha inaga dhigo kuwa Ciidan ciideeda Cibaado suuban,iyo iimaan Wanaagsan oo uu allah raali ka yahay ku gaara,Waxaan kaloo u rajeyneynaa dhammaan muslimiinta sidaasoo kale gaar ahaan umadda Somaliyeed allaha ka saaro Dhibaatada daba dheeraatay oo Colaadda,Abaaraha,iyo Wax kastoo [...]

October 25 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

OGEYSIIS: Kitaabkii Suwar Min-Xayaat-Assaxaabah oo istaagay

OGEYSIIS: Kitaabkii Suwar Min-Xayaat-Assaxaabah oo istaagay

OGEYSIIS: Kitaabkii (SUWAR MIN XAYAAT ASSAXAABAH)..ee uu aqrin Jiray Sheikh Hussein Guuleed Aden (Sheikh Hussein Siiro oo Joogsaday,Sababtuna waa Sheikha oo aaday xajka kana mid noqon doonat xujaajta Guriga alle ee xurmadda leh Sanadka 1432/2011. Sheikh Hussein Waxaan leenahay Hadaanu nahay ardaydii iyo howlwadeenada alyaqiin allaha kaa aqbalo Gudashada waajibka allah,Nabadna allaha kugu soo celiyo… [...]

October 25 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »