Hagaajinta qalbiga Waa Muxaadaro aad u qiima badan oo uu inoo soo Jeedinayo Sheikhanal faadil Sheikh Maxamed cabdi Umal. Hoos ka dhageyso. Number Of Reads:-729
Cairo:-Waxaa habeenimadii arbacada oo ay taariikhdu aheyd 14/09/2011 lagu qabtay hallka shirarka ee naadiga ardeyda soomaaliyeed ee magaalada Qaahira bandhig buug oo uu qoray qoraaga soomaaliyeed ee Cabdixakiim Jaamac Jooje oo loogu magac daray ” Soomaalida Qaxeysiyo maxaa kala heysta qurbaha”. Buugaas oo ahaa qormadii ama daabacaadii 2aad ayuu qoraagu halkaas ku soo bandhigay, iyadoo [...]
Waxaa Caawa oo Jimcaha ah ka bilaawday Masjidka Abu-bakr ee Magaalada Seattle Kitaabka Rowdatul-Anwaar ee Siirada ah waxaana Bilaabay Imam Sheikh Axmed Nuur iyadoo uu kitaabka bixi doono Galab kasta oo jimca ah insha allah. Hordhaca Kitaabka Qaybta hoose ka dhageyso. Hordhaca Kitaabka Halkan Ka Dhageyso. Number Of Reads:-751
Zinada iyo Cawaaqib xumada ay ku keeni karto qofka Sameeya ayaa waxaa Qudabadda Jimcaha kusoo qaatay Sheikh Axmed Nuur,Waxaana uu Sheikha si faahfaahsan uga hadlayaa Zinada noocyadeeda iyo sida ay u haboontahay in qofka muslimka ahi uu ka fogaado faaxishadaasi aadka u xun. Ka Dhageyso qaybta hoose. Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada. Number Of Reads:-723
Makkah-Almukaramah:-Sheikh maxamed Idris Axmed oo ku sugan Magaalada barakeysan ee Makka-Almukaramah ayaa jeediyay Muxaadaro aad u qiima badneyd oo uu sheikha uga hadlay ahlusanaha iyo Wadajirka Umadda waxaana uu Sheikha faahfaahiyay Calaamadaha Ahlusnaha. Muxaadaradaasi oo Mp3 ah Hoos Ka dhageyso. Halkan Ka Dhageyso. Number Of Reads:-884
Muxadaraadka oo ah kuwa Cusub oo uu sheikha Maalmahan ka jeedinayay masjidka Alhidaaya ee nairobi qaybaha nasoo gaaray illaa iyo hadda hoos ka dhageyso. waxaa ay ka mid yihiin muxaadaradaad uu sheikha ugu magac daray (TAXDIIR) ama in laga digtoonaado in la gaaleysiiyo dadka muslmiinta ah. Muxadaaradakan ayaa waxaa ay si toos ah uga baxayaan [...]
Deegaanka Lunga-Lunga ee Nairobi ayaa waxaa ka qarxay Dhuun shidaalka lagu keydiyo,waxaana ku dhintay in ka badan 100-ruux. Qaraxa ayaa la iiminsyahay in uu dhashay ka dib markii uu qof ku tuuray Dhuuntaaasi shidaalka Sigaar sida ay wararka qaar sheegayaa. Dadka dhinta ayaa waxaa ay bas beeleen iyagoo nool,waxaana la arkayaa meedad fara badan oo [...]