Waa casharkii 15-aad ee Kitaabkii Suwar Minxayaat Asxaabaha waxaana uu ku saabsanyahay Zaydul Kheyr RC. waxaa inoo akhrinaya Sheikh Hussein Siiro. Hoos ka dhageyso. Casharka 15-aad Halkan Ka Dhageyso (Zaydul Khayr). Number Of Reads:-673
Wareysi ay nasoo gaarsiiyeen walaalaha idaacadda Salaam ee Magaalada Mombasa ayaa waxaa ay la yeesheen sheikh maxamed Idris axmed oo haatan ku sugan magaalada Mombasa ee dalkaasi Kenya. Sheikha ayaa waxaa uu ka hadlay arima badan oo dhawr ah iyadoo dadweynaha Mombasana ay kaga qaybqaateen Khadka Talefanka su’aalana ku weydiiyeen Sheikha. Hoos ka dhageyso. Number [...]
WAXAA LAGU WARGELINAYAA DADWEYNAHA KU NOOL MAGAALADA SEATTLE, WASHINGTON IYO NAWAAXIGEEDA. IN LA QABAN DOONO DOOD CILMIYEED KU SAABSAN, DAROOGADA NOOCA LOO YAQAANO (SHIISHADDA) WAXAA DOODDAAN KA QAYBQAADAN DOONA 1.DR. MUMIN DHIMBIL 2. SHEIKH AHMED NUUR MACALIN 3.LAWYER C/LAAHI DIIRIYE WAXAANA LAGU QABAN DOONAA MASJIDKA ABU-BAKR EE TUKWILA, WA WAQTIGANA WAA SALADDA CASARKA DIB ILLAA [...]
Holland:- waxaaa maalinta Shalay ee axada ahayd Sh maxamed umal oo ah culumada ugu caansan Bulshada soomaaliyeed dhaxdooda ayaa waxaa uu shalay walaalaha kunool Dalka Holland u Jeediyay muxaadaro ah video Conference (Video Ahaan ). Muxaadarada sheikh uu Jeediyay ayaa waxay ku saabsaneyd Sidee U Bad Badinaa Ubadkena Qurbaha kunool sh maxamed ayaa aad ugu hadlay Qaabka [...]
WAXAA LAGU WARGELINAYAA DADWEYNAHA KU NOOL MAGAALADA SEATTLE, WASHINGTON IYO NAWAAXIGEEDA. IN LA QABAN DOONO DOOD CILMIYEED KU SAABSAN, DAROOGADA NOOCA LOO YAQAANO (SHIISHADDA) WAXAA DOODDAAN KA QAYBQAADAN DOONA 1.DR. MUMIN DHIMBIL 2. SHEIKH AHMED NUUR MACALIN 3.LAWYER C/LAAHI DIIRIYE WAXAANA LAGU QABAN DOONAA MASJIDKA ABU-BAKR EE TUKWILA, WA WAQTIGANA WAA SALADDA CASARKA DIB ILLAA [...]
Waxaan Halkan idinku soo Gudbineynaa Kitaabkii كتآب روضة ألأنوآر في سيرة ألنبي (ص.ع ROWDATUL-ANWAAR ee Siirada nabiga S.C.W waxaana kitaabkan laga soo gaabiyay Kitaabka caanka ah ee رحيق المختوم للشيخ صفي الرحمن مبارك الفوري Waxaa Inoo aqrinaya Sheikh Axmed Nuur Macalin oo Imamka Magaalada Seattle,Masjidka Abu-bakr. Casharka Koowaad iyo Casharka Labaad waa Hordhaca [...]
Waa Hordhicii Labaad uguna dambeeyay ee Kitaabka ROWDATUL-ANWAAR ee Siirada ahaa noona aqrinayay Sheikh Axmed Nuur Macalin Imamka Masjidka weyn ee Abubakr kuna yaallo Seattlle. Kitaabkan ayaa Sheikh waxaa uu aqrin doonaa Insha allah Jimca kasta Qaybtanna waa Hordhicii Labaad ee Kitaabka Kitaabkana waxaa uu si toos ah u bilaabmayaa Casharkan kan Xiga hadii rabbi [...]
Waxaa Maanta raashin qaybin ka fuliyay Magaalada Muqdisho Hay’addan laanqeyrta cas ee Dawladda Qadar ee Walaalaha aanu nahay Waxaana Maanta Raashinkan loo qaybiyay illaa 500 oo ruux oo si aad ah u dhibaateysnaa Waxaana ay dadkaani ku sugnaayeen xero qaxooti oo ku taalla degmada Hodan ee Gobalka Banaadir. Saalax Cali Al muhannadi madaxa hay’adda bisha [...]