Halgan TV!
 
|

Kitaabka Suwar Min Xayaati Saxaabah | Sh Hussein Guuleed (Sh Hussein Siiro).Dhageyso.

   

Waxaan Halkaan idinku soo Gudbineynaa Kitaabka صور من حياة الصحابة Waxaana inoo Aqrinaya Sheikh Hussein Guuleed (Sheikh Hussein Siiro).   

Casharada kitaabka ee uu ilaa iyo Hadda Sheikha aqriyay Hoos ka dhageyso.   

  Casharka 1-aad Anas Bin Malik.
  Casharka 2-aad  Saciid Ibn Camir Aljumaxi
 
Casharka 3-aad Dufayl Ibn Camar.
  Casharka 4-aad Cabdulahi Ibn Xudafah
  Casharka 5-aad Cumayr Ibn Wahab.
Casharka 6-aad Albaraa Ibn Maalik
Casharka 7-aad Thumamatu Ibn Uthaal.
Casharka 8-aad Abu Ayub Al-ansaari.
Casharka 9-aad Camar Ibn Jamuux.
Casharka 10-aad Cabdulaahi Ibnu Jaxshin.
Casharka 11-aad Abu Cubeydah Ibnu Jarraax.
 Casharka 12-aad Cabdullaahi Ibnu Mascuud. 
Casharka 13-aad  Salmaan  Alfaarisiy
Casharka14-aad Cikrmatu Ibnu Abii Jahal
Casharka 15-aad Zaydul Khayr.
Casharka 16-aad Cadiyyu Ibn Xaatim.
Casharka 17-aad Abii Darr Alqafaari.
Casharka 18-aad Abdullahi Ibn Ummi Maktuum .


 

Qaab kale oo Dhageysi ah Qaybaha Hoose ka dhageyso.

Number Of Reads:-10496

ALYAQIIN.COM News Desk:Contact us at alyaqiin@alyaqiin.com or Via Our Contact Page ...

19 Responses for “Kitaabka Suwar Min Xayaati Saxaabah | Sh Hussein Guuleed (Sh Hussein Siiro).Dhageyso.”

  1. wllyaal waxaan kamid ahay ardayda kitaab kaan marka wuxuu iigaga goay casharka 18 naad wll hadii aad iisheegi kaetaan meel aan kadhagays to insha alaah waadna mahadsan tihiin

  2. hodon cabdiqadir says:

    wll yaal waad mahadsan tihiin waxaan ahay gabar lasocota kitaabkan marka waxaan waayey qaybahakale wuxuu ku egyahay cashar 18 marka hadaad iisheegi kartaan meel aan kadhamaysto insha alaah wll waad mahadsantihiin

  3. Illahow danbi dhaaf ku sii oo meel qeer qabto ku geey sheekh xuseen guleed masha allah adiga iyo inta ku xiran qolka iyo inta muslimiin ah illahow na cafi

  4. mabruuk says:

    asc sheekha waxaan leeyahay allaah haku xafido ajar iyo xasanaad haka siiyo alaahuma amiiin amiin walaalyaal waxaan kamid ahay ardayda lasocota kitaabka markaas bacda cabdulllaah ibnu maktuum waan heliwaayay markaas xajeen lagala xidhiidhi karaaa jazakumullaaaah

  5. sheikh hussein Allaha xafido iyo dhammaan culumada oo dhan, amin amin.

  6. alxashir says:

    amin walalayal alaha shekhana alaha malin labahan yahay alaha usaro xasandka misanka inagagna alaha inagadhigo ku qata oo kucamalfalo dadkanana sibara
    amiin amiin aminn walalayal walahu aclam

  7. LIBAN says:

    waxaan umahad celinayaa ALLAH, intaa kadib waxaan kaloo u mahad celinayaa ruxii websadkaan furay, kadib. waxaan kaloo u mahad celinaa SH.XUSEIN OO ku bixiyay juhdi dheer in uu waqtigiisa kubixiyay in uu noo so bandhigo qisoyinka saxabada. waxaan leyahay sheikh ALLAHA kaka awal mariyo. jazakallahu kheyr.

  8. deeqa says:

    ascwr wb waan in wada salamay walalayaal qasatan shekha ilahay ha xiftiyo waxan codsanaya waxan ahay gabar kala socota casharka webkan alyaqiin marka camdillahi ummi maktum cashar ka danbeeyo wan ka waye xagen kala socda qaybaha kale wa mahadsan tahay sheekh asc

  9. deeqa says:

    walalayal waan idin salamay qasatan sheekha ilahay ha xiftiyee waxan su.aala sheeqa webka ayana kala socda casharka marka cabdullahi ibnu maktum ka dib cashar lama so galin ee xagen ka hela qaybaha kale wa mahadsantihiin dhamantin

  10. cabdalla says:

    asc ikhwaani filaah mala soo dhameystiri doona kutubka inta ka dhiman ? oo duubis miyaa ku socoda?
    kheyr baddan allaha siiyo shiikheena sc wr wb

  11. Um abdullahi says:

    asc .. waa ii shidmi waaye ikhwah maxa ku sameyaa .. afwan

  12. sahra says:

    asc walaal waad mahadsantihiin dhamaan ardayada iyo shiikha dhamaantii
    walaal shukriyeey shiikha goorma ayuu akhriyaa kitaabka jawadlaka ma ii soo diri kartaa

  13. Samatar says:

    Sh manoo aqrini kartaa qisadacaaisha kheyr Allah ku siiyo

  14. Shukriyeey says:

    Waxaan ka mid ahay ardayda ku taxan kitaabkan Allah ajar ha ka siiyo sheikha iyo dhammaan muslimiinta oo dhen

Leave a Reply