Home » August, 2011
Entries posted on “August, 2011”
Allaahu Akbar..Allahu Akbar.. wa lilaalhi Al Xamdu… Maanta oo ahayd maalintii Ciida waxaa si weyn looga ciidey magaalada Columbus, Ohio ee dalka Maraykanka.. Halkaasoo Salaaddii ciida ee ugu baaxad weynayd uu soo Qaban qaabiyey Masjid Ibnu Taymiyah, Columbus, oo ah Masjidka iyo Markaska Islaamiga ee ugu weyn magaaladaan ee Soomaalidu dhistay, Isla Mar ahaantaasna uu [...]
August 31 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »
Waxaa halkaani Tacsi uga direynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay allah u naxariisto Maxmaed Jamac Deer (Indho Buur Jamac Deer) oo ku geeriyooday Magaalada Gaalkacyo ee gobalka muug. Anaga oo kala ah: 1- Husen Farax (Coongaab) 2-Axmed Shire Deer (Dhaga Cade) 3-Axmed Geele Rude 4-Cabdi Suudi 5-Xassan Maxamed Warsame n ( Garbadeel) 6-Cabdullaahi Farax [...]
August 31 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »
Dahir Maxamed Nuur oo ah Curiye ayaan wareysi ka qaadnay wareysigaasi oo ku saabsan Gabayo dhawr ah oo uu daahir tiriyay. Gabayadaasi ayaa waxaa uu kan ugu horeeyay ugu magac daray “ADUUNYO” waxaa sidoo kale uu halkaani noogu soo gudbinayaa gabay uu ka tiriyay xaaladda somalia ay hadda ku sugantahay. Waxaa kale oo uu gabay [...]
August 30 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »
Masjidka Abu-bakr ee Ku Yaallo Seattle ayaa soo qabanqaabiyay goobaha lagu tukanayo waxaana aad ka arki kartaan faahfaahinta Warqadda xayaysiinta ama flayer-ka hoos yaalla. Number Of Reads:-431
August 30 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »
ASC:-Golaha isu taga masaajida ee waqoyiga maraykanka {The north American Council of imams}Wuxuu ugu Tahniyadaynayaa Dhamaan Umada islaamka ah,gaar ahaan jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool qurbaha,ciida barakaysan ee CIIDUL-FIDRI. Waxaana umada islaamka ah urajaynaynaa qayr iyo liibaan .bari oo ay tariikhdu tahay 08/30/11 Talaado waa maalin ciid ah,dhamaan maraakistuna waa inay u iclaamiyaan dhamaan dad [...]
August 29 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »
Assalam Alaikum, the abu-bakr Masjid in Seattle,Washington wishes you a blessed and joyous ‘Eid’. تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال We pray Allah accepts the righteous & good deeds from us all. May you and your family be enveloped with much goodness and may we all be blessed with the opportunity to witness many other [...]
August 29 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »
Ilaahay ayaa Mahad leh Nabigiisana korkiisa Naxariis ha ahaato. Masaajidka Abubakar As-Saddique oo ah Masaajidka labaad ee ugu wayn Maraykankaa sida cilmi baaris lagu wado Xarumaha Islaamiga ah oo ku yaar Maraykanka oo soo bixi doonta dhowaan ay hor dhac ahaan u tibaaxday, si wanaagsan oo dagan waxaa AAIC uga socday barnaamijta Rammadaanka, tobankii bari [...]
August 29 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »
ALYAQIIN.com:-Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa qiraa’ada Macalin cabdul xukun oo inoo aqrinayo Suuratul-Xaj Macalinka ayaan ka duubnay Qiraa’adan Saaka oo Sabti ah waxaana rajeynaynaa in aan ka duubno dhammaan 114-ta insha allah. Waxaan hoos idinku soo gudbineynaa laba qaybood oo dhageysi ah. MP3 iyo Qaab Youtube ahaan ah hoos ka wada dhageyso. MP3 Halkan Ka [...]
August 28 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »
Alyaqiin.com:-Saaka ayaa waxaa salladda subax tujiyay Masjidka abubakr macalin jaabir waxaana Codsiyo ina soo gaaray ka dib aan usoo gudbineynaa walaalaha in ay nala dhageystaan Qiraa’ada Macalinka ardaydiisii horana ay xasuustaan meel kasta oo ay dunida ka joogaan. Hoos Ka Dhageyso. Number Of Reads:-795
August 27 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, VIDEOS, Warar | Read More »
Galabta Salaadda Casar Ka dib waxaa Muxaadaro aad u qiima badan oo Cinwaankeedu ahaa Miraha iyo Fawaa’idda Soonka soo Jeediyay Sheikh Adan Cigaal . Sheikha ayaa aad ugu dheeraaday Soonka iyo waxa laga faa’iido waxaana muxaadaradan oo Maqal ah aad ka dhageysataa qaybta hoose. Muxaadarada Halkan Ka Dhageyso. Number Of Reads:-494
August 27 2011 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »