Halgan TV!
 
Home » July, 2011 Entries posted on “July, 2011”

Waxaan uga gol lahaa. (Qaybta 1-aad). W/Q: Maxamed Nuur Shire.

Waxaan uga gol lahaa. (Qaybta 1-aad). W/Q: Maxamed Nuur Shire.

Waxaan uga gol lahaa: waa qormo aan ku jeex-jeexi doono 3 arimood oo qaar ka mid ah Soomaalidu ay ugu dhaqaaqaan si hareer-marsan sidii ay ku habboonaayeen. Mahad oo dhan ilaahay ayey u sugnaatay, nabad galyo iyo naxariisna ha ahaato nabigeena dushiisa (SCW) Guurka, Waxbarashada iyo Safarka waa 3-da arimood ee aan doonayo inaan si [...]

July 24 2011 | Posted in LATEST NEWS, Maqaallo | Read More »

Sh.Maxamed Idirs,Sheikh Abulfadli iyo Masuuliyiin ka tirsan Golaha Imaamyada W/Maraykanka oo gaaray Boston,MA oo uu ku yaallo Masjid AL-TAQWAA

Sh.Maxamed Idirs,Sheikh Abulfadli iyo Masuuliyiin ka tirsan Golaha Imaamyada W/Maraykanka oo gaaray Boston,MA oo uu ku yaallo Masjid AL-TAQWAA

Waxaa maalmahan kormeer dacwadeed ku maraayay dhamaan goballada dalka Maraykanka ee ay soomaalidu ku badan yihiin wafti culima ah oo uu hogaam inayay,daaciga wayn,gacanwayna ku lahaa aas aaskii golaha isutaga masaajida ee w/maraykanka,Fadilatu sheikh Maxamed idiriis. Shiikha iyo waftiga lasocdo ayaa maalintii Jimcada ee ay,taarikhduna ahayd 07/ 22/11 waxay soo gaareen magaalada Boston iyadoo uu [...]

July 23 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »

Daawo Qaylodhaan Ku Saabsan Abaaraha Ba’an ee Wadanka Ku Habsaday.(Daawo).

Daawo Qaylodhaan Ku Saabsan Abaaraha Ba’an ee Wadanka Ku Habsaday.(Daawo).

Mineapolis,MN:-Bulshada Somaliyeed ee ku dhaqan Gobalka Minnesota ayaa Baaq qaylo dhaan ah u diraya Umadda Somaliyeed Meel kasta ooy joogaan waxaana ay ka codsadeen dhammaan umadda in ay garab istaagaan walaalahooda dhibaateysan. Daawo Video ALYAQIIN.COM Number Of Reads:-908

July 23 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, VIDEOS, Warar | Read More »

Sheikh Maxamed Idiris Axmed iyo Culimo La socotay ayaa Booqasha ugu tagay Jaaliyadda Somaliyeed Ee Ku Dhaqan Gobalka Virginia,USA.(Daawo Sawirada).

Sheikh Maxamed Idiris Axmed iyo Culimo La socotay ayaa Booqasha ugu tagay Jaaliyadda Somaliyeed Ee Ku Dhaqan Gobalka Virginia,USA.(Daawo Sawirada).

 Virginia:-Sheekh Maxamed Idris ayaa weli wada booqashooyinka dacwadeed ee uu ku marayo gobolada kala duwan iyo Maraakista iyo Masaajidda Soomaalida iyo Jaaliyadaha ilaa iyo markii uu dib ugu soo noqday dalka Maraykanka. Maanta oo Khamiis ah 21/7/2011 ayuu sheekhu booqasha gaaban ku gaaray Gobolka Virginia gaar ahaan degaanka ku dheggan magaala madaxda Washington oo Soomaali [...]

July 23 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »

Axkaamta Soonka | Sheikh Maxamed Cabdi Umal (Q1aad).

Axkaamta Soonka | Sheikh Maxamed Cabdi Umal (Q1aad).

Waxaa SIda aanu wada ognahay foodda inagu soo haya Bisha ramadaan waxaana warbaahinta Alyaqiin ay Si wada jir ah idinla nooleyn doontaa xusidda bishan martida inoo ah ee Barakeysan waxaana ku dadaali doonnaa in aanu badino barnaamijyada Bisha Ramadaan inta lagu jiro waxaana hakad galin doonnaa barnaamijyo badan oo aad nooga barateen insha allah waxaan [...]

July 22 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »

Fadliga Bisha barakaysan ee Ramadan|Qore:Zakaria Ismail X.Nur

Fadliga Bisha barakaysan ee Ramadan|Qore:Zakaria Ismail X.Nur

Fadaaisha ay leedahay Bisha Ramadaan ma, aha wax lagu soo koobi karo qoraal ama dhowr maqaal, waxaa laga qoray kutub aad u waaweyn, hadabba waxaan isku dayeenaa in aan ka tilmaano waxooga ka mid ah fadaaishaas: xikamta Rabbaanigaa waxaa kamid ah in uu Allaha kala fadilo waqtiyada, amaakinta, wuxuu ka fadilay Bisha Ramadaan dhammaan bilaha [...]

July 21 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »

Soo Dhaweynta Bisha ramadaan Shiikh C/raxmaan Abyad (Maqal iyo Muuqaal)

Soo Dhaweynta Bisha ramadaan Shiikh C/raxmaan Abyad (Maqal iyo Muuqaal)

Denmark:-Sh C/raxmaan Abyad oo ka mid ah culumada iyo ducaada Masjidka Al-Towxiid ee magaalada Copenhagan ee xarunta dalka Denmark ayaa xalay waxaa uu jeediyey Muxaadaro uu cinwaan uga dhigay Sheekh C/raxmaan Abyad xafidahulaah (Soo dhaweynta Bisha Ramadaan.) Sh C/raxmaan Abyad ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uu kaga hadlay sida uu qofka muslinka ugu diyaargaroobi lahaa bisha [...]

July 20 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, VIDEOS | Read More »

Khudbo Jimco Naar isaga Dhowr Xitaa Timir barkeed Sh Maxamed Idirs .(Daawo Video)

Khudbo Jimco Naar isaga Dhowr Xitaa Timir barkeed Sh Maxamed Idirs .(Daawo Video)

Columbus,Ohio,Ibnu-Taimiya Masjid:-Sh.Maxamed Idirs ayaa khudbadii jimcaha ee ka jeediyey Masjid ibnu taymiyaku yaal dalka Maraykanka waxaa uu kaga hadlay abaaraha ku dhuftay soomaaliaya iyo waajibka saaran qof kasta oo muslin ah walaalahii dhibaateysan. Sh.Maxamed Idirs ayaa waxaa uu ka hadlay sida diinta Islaamka u tahay diin takaamul ah iyo diin ku dhisan iscaawinta waxaana uu [...]

July 19 2011 | Posted in LATEST NEWS, Maqaallo, Warar | Read More »

Soo Dhaweynta Bisha ramadaan Sh C/raxmaan Abyad Xafidahulaah (Dhageyso)

Soo Dhaweynta Bisha ramadaan Sh C/raxmaan Abyad Xafidahulaah (Dhageyso)

Denmark:-Sh C/raxmaan Abyad oo ka mid ah culumada iyo ducaada Masjidka Al-Towxiid ee magaalada Copenhagan ee xarunta dalka Denmark ayaa xalay waxaa uu jeediyey Muxaadaro uu cinwaan uga dhigay Sheekh C/raxmaan Abyad  xafidahulaah (Soo dhaweynta Bisha Ramadaan.) Sh C/raxmaan Abyad ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uu kaga hadlay sida uu qofka muslinka ugu diyaargaroobi lahaa bisha [...]

July 17 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »

Qaari Somaliyeed oo uu ilaahey Ku Maneystay Cod Macaan oo Tujinaya Masjid Ku Yaalla DUBAI..(Dhageyso).

Qaari Somaliyeed oo uu ilaahey Ku Maneystay Cod Macaan oo Tujinaya Masjid Ku Yaalla DUBAI..(Dhageyso).

Qaarigan oo lagu magacaabo khaliil Hassan Issa Waxaa la inoo sheegay in uu tujinayay Masjid ku yaallo Dubai xiliga la duubay aqrintan aanu soo gudbineyno waxaana uu sheikh aqrinayaa Suuratey Huud & Yuusuf. Hoos Ka dhageyso. Number Of Reads:-7258

July 17 2011 | Posted in LATEST NEWS, VIDEOS | Read More »