|

Khudbadii Jimcaha ee Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ee shalay (Dhageyso)

Nairobi:-Sh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah oo ka mid ah culumada sida weyn looga yaqaan dalka gudahiisa iyo dibadiisa ayaa shalay waxaa uu khudbadiisa jimacaha diirada ku saaray abaaraha ka jira dalka Soomaaliya.

Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa ugu baaqay dhamaan shacabka Soomaaliyaad in ay kaalmeeyaan walaalahood ay la soo daristay abaaraha iyo colaada wuxuuna si weyn ugu dhiiriyey waxgaradka iyo ganacsata in ay qeyb weyn ka qaataan badbaadinta shacabka ay abaaraha ku habsadeen.


HALKA KA DHAGEYSO KHUTBADDA JIMCAHA EE SHEIKHA SHALAY JEEDIYAY.

Halgan.net/Alyaqiin
Nairobi

Number Of Reads:-2648

ALYAQIIN.COM News Desk:Contact us at alyaqiin@alyaqiin.com or Via Our Contact Page ...

1 Response for “Khudbadii Jimcaha ee Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ee shalay (Dhageyso)”

  1. saadyo says:

    hi salamu calakum

Leave a Reply