QISADII JUREYJE. Abii Hureyra R/C Waxa uu yiri: Rasuulkii ILAAHAY S/W, Wuxuu yiri: Waxaan Sedex (3) Qofood ahayen Mahdiga (Sariir Ilmoodka lagu seexiyo), kuma hadlin, (sadex baa hadashay iyaga oo aan hadal gaarin). Ciisaa Ibnu Maryam C/S, iyo Canugii Jureyje, (Kan Sadexaad Casharka xiga ayaan ugu Hadli doonaa), Hadaba Jureyje waxa uu ahaa: Nin Caabid [...]














