Sh. Mohamed Idris oo soogaaray Magaalada Minneapolis ee Dalka Maraykanka, si uu uga qayb galo Mu’tamarkii 11-aad ee uu soo diyaariyey Masjid Abubakar As-Saddique Islamic center, Sheikha ayaa Waxaa si aad ah u sugayay Jaaliyadda Somaliyeed ee Ku dhaqan Guud ahaan Wadankaasi Mareykanka Gaar ahaan Magaalada Minneapolis oo maalmahanba laga sugayay sheikh in uu si [...]













