Home » May, 2011
Entries posted on “May, 2011”
Weerar Ismiidaamin ah ayaa galabta gabal dhicii loo geystay xarun ciidan oo ay joogeen ciidamada AMISOM iyo kuwa Ahlu-Sunna, meel ka tirsan wadada Makka al-Mukarrama. Afhayeen u hadlay ciidamada AMISOM Prosper Hakizimana ayaa VOA u sheegay in laba ka mid ah askartooda lagu dilay, afar kalena lagaga dhaawacay, ka dib markii ay is rasaaseeyeen kooxdii [...]
May 31 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »
XADIITHKA MAANTA Ibnu Cabaas (R/C), Waxaa laga Wariyey Aba Sufyaan Ibnu Xarbi (R/C) in uu uga Sheekeeyay Boqorkii Ruum ee Heraqla La oranjiray, in uu usoo Fariin diray Jamaaco Qureysh ah isaga oo la socday (Waa Abusufyaane) Kuwaas oo ahaa Ganacsato Shaam soo aaday Markii lagu jiray Mudadii uu ahaa Rasuulka S/W, kii la mudo [...]
May 29 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »
“GISLAVED,SWEDEN:-Dardaaranka Labada Waalid Waa Muxaadaro uu sheikh Maxamed idris u jeediyay Somalida ku dhaqan Sweden muxadaradan oo ah mid aanu horay idinku balanqaadnay ayaa hadda ina soo gaartay waxaana uu sheikha kula dardaarmay dadki dhageysanayay dardaaran midka ugu wanaagsan. Hoos ka dhageyso Muxaadarada. MP3 HALKAN Ka Dhageyso ama Qaybta Hoose Number Of Reads:-755
May 29 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »
Wadanka K/Afrika oo ay Ku Noolyihiin Soomaali badan oo Ka Soo Firxatay dhibaatooyinka aan dhamaadka Lahayn ee Soomaaliya , ayaa Waxaa Maalmahaan hareeyay Kacdoono lagu diidanyahay Kororka Ganacsiga Soomaalida ee Wadankaan kaas oo ay Wadaan Qowlaysato u dhalatay Madowga Wadankaan kuwaa oo ay galaafatay Canaasiir ku Salaysan Midab Takoor iyo Isir Nacayb . Waxaa soo [...]
May 29 2011 | Posted in LATEST NEWS, Maqaallo, Warar | Read More »
Tabantaabada Taleefoonka iyo Turunturrooyinkiisa: waa qormo aan ku qaadaa dhigi doono sida dunidan casriga ah loogaga faa’iideysto Taleefoonka iyo dhinaca kale ee xummaanta uu leeyahay. Tabantaabada Taleefoonka. 1-Taleefoonada waa qalab loogu talagalay inuu qabto siina gudbiyo codka, gaar ahaana waxaa isticmaala dadka, waxaana uu fududeeyaa howlo aad u badan, kuwaasoo ay adkaan laheyd in la [...]
May 29 2011 | Posted in LATEST NEWS, Maqaallo | Read More »
muxaadaradan Waxaa uu sheikha uga hadlayaa Tilmaamaha Munaafiqiinta iyo Hagarta ay u maleegayaan Muslimiinta iyo islaamkaba ,waa muxaadaro qofi dhageystaa uu waxyaaba badan ogaan doono, Nifaaqa oo ah sifo aad u xun illaaheyna uu in badan ku tilmaamay qur’aankiisa Nabigeenana SCW inooga digay hoos ka dhageyso Muxaadarda. MP3 HALKAN Ka Dhageyso ama Qaybta Hoose Number [...]
May 29 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »
Waxaa maalmahan Safarro dacwadeed ku Marayay Qaar ka mid ah Wadamada europe Sheikh Maxamed Idris oo Muxaadaraad u jeedinayay Somalida ku dhaqan Wadamada uu Sheikhu Booqday. Hadaba Waxaanu idiin soo Gudbin doonaa insha allah Muxaadaraadka Sheikha ee ugu dambeeyay marka ay ina soo gaaraan Hadii rabbi qadaro balse inta ka horeysa waxaanu soo gudbineynaa Sawira [...]
May 29 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »
Xaruub-Tawiil ama Dagaalka Fitnada waa Muxaadaraad Musul sal ama Taxane ah oo uu sheikh Maxamuud Shible inoo Soo jeedinayo Muxaadarada koowaad ayaanu idiin soo Gudbineynaa ee Hoos ka dhageyso. MP3 Halkan Ka Dhageyso ama qaybta Hoose Ka Dhageyso Number Of Reads:-798
May 28 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »
Khudbaddii Jimcaha ee Sheikh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyay Masjidka Khudbadan oo ahayd mid aad u qiima badan ayaa sheikha waxaa uu uga hadlay arimo dhawr ah oo dhammaantood muhiimad gooni ahi u leh umadda Muslimka. Hoos Ka dhageyso MP3 HALKAN KA DHAGEYSO KHUDBADA JIMCAHA SHEIKHA Number Of Reads:-1112
May 27 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »
(NAIROBI):-Waxaa Dagaal uu ka dhacay Xalay degmada Buusaar ee Gobalka Gedo una dhaw Degmada Ceelqwaaq qasaaraha dagaalka uu sababay illaa hadda lama xaqiijin labada dhinacna kama hadlin illaa hadda balse warar ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamada huwanta ee dhawaan la wareegay degmada ay ka baxeen degmada una dhaqaaqeen dhanka ceel-waaq. Degmada ayaa waxaa hadda [...]
May 26 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »