Waxaa galabta oo Jimce ah 29.04.2011 masjidka Alhudaa ka dhacday muxaadaradii labaad ee uu soo jeediyay sh. Maxamed idirs oo booqasho dacwi ah maalmahanba ku jooga Finland, waxaana uu sheekhu soo jeediyay muxaadarada cinwaankeedu yahay ”Qurbaha iyo qorshayaashiisa”, Wuxuuna sheekhu ku furfurtay suurada Al-Shucaraa ee ka sheekeynaysa qisadii Nabi Muuse NNKH iyo Fircoon, oo uu [...]
Shirkii 10-aad ee Golaha Imamyada W/America oo si habsami leh oga socdo MAgaalada Phoenix ee Gobalka Arizona.(Daawo Sawirada Kulanka).
Dhamaan masaajidda ku bahowday A’imada Masaajida Waqooyiga America Xubanahii u matalayay ayaa shalay oo jimce ahayd waxa uu si racmi ah u ga furmay kulan koodii tubnaad kaas oo loogu magacdaray, (Mutamarkii 10aad Ee A’imada W/America,), Waxaana shirka ka soo qaybgalay ilaa 50meeyo ergo oo ka kala timid masaajid iyo maraakis, kuwaas oo mid la [...]
SHIRKII SANAD LAHA AHAA EE GOLAHA ISUTAGA MASAAJIDA EE W/MARAYKANKA OO KA FURMAYO,MAGAALADA PHOENIX,AZ, EE CARIGA MARAYKANKA.
Maanta oo ah Maalin Jimca ah , kuna beegan April,29/2011,waxaa si rasmi ah uga furmaya magaalada phoenix,az,ee wadanka maraykanka shirkii sanadlaha ahaa ee ay isugu imaan jireen golaha isutaga masaajida ee w/maraykanka,shirkaase oo uu soo qaban qaabin jiray golaha. Shirka sanadkan ayaa waxaa ka soo qayb galaayo 18 masaajid,oo ka mid ah masaajida ku midaysan [...]
Waajibnimada Xaqa Walaalnimo:Sheikh Cabdullaahi Nuur “Abul-fadli” Dhageyso
ALYAQIIN.COM:-Waxaa waajib ah in qof waliba oo Muslim ahi in uu ilaaliyo Xaqa walaalka kale ee Muslimka waayo waxaa sidaa na faraya allah Kor ahaaye Waxaana in badan la arkaa in la iska fududeesto in la isku xad gudbo iyadoo aad arkeysid in qof waliba uu qofka kale ugu xadgudbiyo si Mala ah oo ay [...]
Bayaan Dheer oo ALYAQIIN ay soo gaarsiiyeen Waxgaradka Beel Rag aan waxba galabsan oo Shacab ah looga laayay Degmooyin ka mid ah Gobalka Gedo (Akhriso Bayaanka).
Bayaan ka soo baxay Jufada Reer Garaad ee Beesha Sade Shir ballaaran oo ay maanta beeshu isugu timid ayaa waxaa looga wadahadllay guud ahaan colaadda baahsan ee aafaysay gobolka Gedo iyo gaar ahaan dilalka iyo dacatiyada loo gaysanayo dadka shacabka ah ee aan qaybta ka ahyn kooxaha dagaalada iyo loolanku ka dhexeeyo. Ka dib markii [...]
Sheikh Maxamed Idris oo Booqasho Dacawi ah ku Joogo Finland.(SAWIRADA)
HELSINK:-Waxaa manta oo Khamiis ah 28.04.2011 booqaho dacwi ah ku yimid Finland Sh. Maxamed idiris oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee dacwada iyo nashaadka ka wada dhamaanba wadamada ay joogaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed. Sheekhu wuxuu dhowaan ka soo qaybgalay muätamarkii Guäga ee Norwey. Muxaadaradii koowaad ayuu sheekhu manta u galay dhalinyarada Soomaaliyeed eek u dhaqan [...]
Muxaadaradii xalay ka baxday Masjidka Rowda ee Boosaaso oo ay ka socoto Nadwo cilmiyeed diini ah.(Dhagayso)
Boosaaso:-Nadweo cilmiyeedkii diiniga ahaa ee ka socotay Masjidka weyn ee Rowda ee magaalada Boosaaso ayaa gashay habeenkeedii 9aad waxaana xalay darsiga ka jeediyay Sh.Maxamed Maxamuud Xaliike isagu bedelay Shiikh Cabdinaasire Xaaji oo xanuunsaday kuna qornaa muxaadarada xalay. Sh.Maxamed Maxamuud Xaliike ayaa waxaa uu ka mid yahay culimada dacwada ka wada Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka [...]
Ciidama ka tirsan DKMG oo Dil ka geystay Tuula Barwaaqo,ee Gobalka GEDO.
GEDO:-Wararka laga helayo Gobalka Gedo gaar ahaa Tuulo Barwaaqo ayaa sheegaya in Ugu yaraan inta la ogyahay in Tuulada Lagu dilay laba wiil ooqaraabo isku dhaw ah laguna kala magacaabo Cabdulaahi Macalin Ibraahim Macalin Daahir iyo Cumar Macalin Maxamed Macalin Daahir . Ciidamadan Dilka Geystay oo ah kuwa ka tirsan Ciidamada Dawladda KMG ayaa la [...]
Baadarigii gubay Kutaabka oo la xiray !
Baadarigii Mareykanka ahaa ee ka dambeyay gubidda Kutaabka Qur`aanka bishii aynu soo dhaafnay ee Maarso ayaa la xiray maalinkii shalay kadib markii uu qorsheeyay dibadbax uu ka hor dhigo masjidka (Islamic Center of America) ee ku yaal DEARBORN, MI . Terry Jones oo lagu magacaabo baadarigan ayaa ku soo caan baxay hanjabaad uu horay u [...]
“Soomaali iyo Carab ayaan deris ahayn, wax diin ahna iima sheegin”Caa’isha Waa Gabar U dhalatay Kenya oo Soo Muslimtay (Daawo Qisadeeda)
Aduun tacab aakhiro abaal marin Assallaamu caleykum wr wbr Walaal marka hore waxaad iga guddoonta salaanta islaamka, salaan ka bacdi waxaan idiin rajeynayaa adiga iyo reerkaagaba kheyr iyo barwaaqo. Walaal waxaan kula jeclaystay kheyr maaddaama aad tahay nin kheyr jecel. Walaal waxaan ka xumaaday sida dadka aan muslimka ahayn ee aanu la degganahay aan ugala bakheylnay inaan u sheegno [...]




