|

{Sheikh Adam Sheikh Cabdullahi Cali} Tafsiirka qur’aanka kariimka oo dhamaystiran{filo dhawaan}

Inshaa allah bahda alyaqiin waxay idiin soo gudbinaysaa tafsiirka qur’aanka kariimka ah oo dhamaystiran oo  uu inoo aqrin doono {Sheikh Adam Sheikh Cabdullahi Cali} oo ka mid ahaa culumada soomaaliyeed kuwooda oogu waaweeynaa 

Tafsiirkaan oo in mudo ah aan raadinaynay dadbadana ay in mudo ah naga codsanayeen ayaa alle mahadii inoo  suurta galiyay in aan helno ayagoo cajallo ah kadibna aan aad iskugu mashquulinay in aan cd u badalno kadibna mp3 si ay ooga faa,idaystaan dadbadan iyagoo waliba si sahal ah u dhagaysan karo hadda waxaan idiin soo gudbinaynaa suratu al faatixah;;;;;;;;;;;

 inshaa allah mardhawna isagoo dhamaystiran ayaad dhagaysan doontaan

hoos ka dhagayso suuratu al faatixah oo hordhac u ah tafsiirka idinku soo maqan

Guji Halkan Mp3 ama Qaybta Hoose Ka Dhagayso

Number Of Reads:-18832

ALYAQIIN.COM News Desk:Contact us at alyaqiin@alyaqiin.com or Via Our Contact Page ...

14 Responses for “{Sheikh Adam Sheikh Cabdullahi Cali} Tafsiirka qur’aanka kariimka oo dhamaystiran{filo dhawaan}”

  1. yahya Abdinor says:

    waxaa mahad oo dhan leh Allah (S.W) oo no sahlay inaan helno tafsiirka quraanka Kariimkaa,
    marka labaad waxaa u mahad celinaa maamulka iyo shaqaalaha webka Alyaqiin kuwaas oo didaal badan iyo waqti ku dhumiyay helitaanka tafsiirka sh. Aadan sh. Abdullahi oo muddo runtii aan raadinaayay.
    waxaa idinka codsan lahaa inaa soo dhamaystirtaan noona sahashaan inaan download garaysan

  2. hussein says:

    ac
    walal waad mahadsan tihiin sh,aadan iyo tafsiirka quraanka aad ayaan u sugi la nahay runtii ee noogu soo dhaqsada adinkana khayr badan baan idiin rajaynaa

  3. salaamu caleykum walaaliyaal waxaan rabaa tafsiirka sh adan sh cabdullahi cali

  4. Adam jama says:

    Asalaamu calaykum ajmaciin
    Waad mahadsantihiin laakiin waxa kujira tashuush oo ma aha clear

  5. hassan mahamed says:

    Asc walaal waxaan rabaa tafsiirka qur aan oo idil oo tafsiirinaayo sh adan sh cabdullahi waa shiikhii ka aqrijiray tafsiirka radio muqdisho. Wasalaama caleekum warahmatullahi

  6. hassan mahamed says:

    Waxaan doonayaa in aan kabarto tafsiirka sh adan sh cabdullahi

  7. abdiaziz says:

    asmu alaykum Jazaakum ALLAH KHER
    inona so dhakh sada
    Allha una xariiisto aabo sh adan sh abdullahi cali amin amin
    Allow firdowso naku kulmi amin

  8. Axmed M says:

    Maxaad noo rajogeliseen haddaad waxba noo haaynin? Waxaan boggaan fiirinaayay beri kasto muddo 1
    sanno ah. Hase yeeshee waa ku hungoobay.

    • admin says:

      Walaal naga raali ahaada Cajaladaha waa Kuwii hore waxaana dooneynaa in aanu ka dhigno CD si aan computerka ugu shubno waana ku dadaaleynaa insha allah

  9. cabdalla aljanad says:

    asc walaal waxaan daruuri u ahay sheekh aadan sheeq cabdulaahi cali tafsiir kiisa ilaaheey ajir iyo xasanaad ha idiinka siiyee kuligiin ee ii sheega inteen ka helaa xataa boosto waan rabaa anaa labaxaayo waxeeyrabto haku baxdo fadlan wallal iga caawi taas shukran

  10. Aden says:

    Sh aden sh cabdulaahi cali tafsiirka quraanka kar’iimka

  11. Gurmadalah says:

    Waxan idinkacodsanaya inad isogudbisan tafsirQUraanka oodhan oosheekh aadan sheekh cabdulahi cali

  12. Gurmadalah says:

    Fadlan isogudbiya tafsirKA Quranka karimka ah oodhamaystiran oo uu Akhriyayo sheekh Aadan sheekh cabdulahi cali

  13. c/risaaq says:

    waxaan aad & aad ogu mahad celinayaa walaalaha al yaqiin oo keenay tafsiirkii sheekhanagii aan jeclayn ilaahay naxariis ha ka waraabiyee sheekh aadan sheekh cabdullaahi cali runtii waa wax lugu farxoo oo aad dhaxal gal u ah

Leave a Reply