Home » March, 2011 Entries posted on “March, 2011”

Video:Sheikh cumar Faaruuq oo gurigiisa ku Yaallo Makka Lagu Booqday inta aanu dhiman Bilo ka hor

Video:Sheikh cumar Faaruuq oo gurigiisa ku Yaallo Makka Lagu Booqday inta aanu dhiman Bilo ka hor

Talaado,March,29,2011(ALY):-Sheikh Cumar faaruuq Naxariistii Janno allaha ka waraabiyee oo ahaa Mutarajimkii Qur’aanka Kariimka ee umadda Somaliyeed ayaa waxaa uu ku geeriyooday Magaalada Jeddah ee Wadanka Saudi Arabia muda hadda laga Joogo 20 maalmood oo ku beegneyd 3/8/2011. Sheikha Allaha u naxariistee waxaa Gurigiisa ku Booqday Wariye Ibrahim Baafo oo Su’aallo Muhiim ah weydiiyay waxaana sheikha [...]

March 30 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, VIDEOS | Read More »

Dawladda Kumeel gaarka ah oo Amaro ku bixisay in la xiro Goobaha Ganacsiga waqtiyada salaadaha.

Dawladda Kumeel gaarka ah oo Amaro ku bixisay in la xiro Goobaha Ganacsiga waqtiyada salaadaha.

Talaado,March,29,2011(ALY):-Wasaarada Garsoorka, Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa maanta markale ku guubaabisay shacabka Soomaaliyeed in marka la gaaro xiliyada saalada Jimcaha Albaabada loo laabo goobaha ganacsiga, iyadoo sidoo kalena dadweynaha soomaaliyeed u  jeedisay in si wanaagsan ay uga qeyb qaataan tukashada salaadda Roobdoonka ah ee horay Wasaaraddu u iclaamisay. Sheekh Max’ed Qeyroow Aadan Agaasimaha guud ee [...]

March 30 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Maamulka Suufiyada Gobalka Gedo oo ka soo Horjeestay Kulan ka dhacay Magaalada Dhuuso-Mareeb

Maamulka Suufiyada Gobalka Gedo oo ka soo Horjeestay Kulan ka dhacay Magaalada Dhuuso-Mareeb

Kadib markii shaley Magaalada Dhuusa-mareeb ee Gobalka Galgaduud kulan ay ku yeesheen Xubno sare oo ka tirsan Ahlu Sunna isla markaana hogaan mideysan loogu sameeyey Ahlu Sunna ayaa waxaa arintaasi kasoo horjeestey maamulka Ahlu sunna ee Gobalka Gedo. Gudoomiyaha Maamulka Ahlu Sunna ee Gobalka Gedo Sh. Maxamed Maxamuud (Aw Libaax) oo Saxaafada la hadlay maanta ayaa waxaa [...]

March 29 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Go’aamo Ka Soo Baxay Kulan Maanta ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Xakuumadda KMG.

Go’aamo Ka Soo Baxay Kulan Maanta ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Xakuumadda KMG.

Muqdisho, March, 27.2011 (ALY):-Shir aan caadi ahayn oo ay maanta isugu yimaad een Golaha Wasiirrada kaasoo uu shir gudoominayay Raiisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo looga na dooday Qorshaha Marxaladda kala guurka ah ee uu Dalka marayo. Goluhu markuu qiimeeyay marxaladda uu dalku marayo gaar ahaan arrimaha siyaasadda, sugida amniga, iyo [...]

March 27 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Odayaasha Gobalka Gedo oo cambaareeyay Falal dil ah oo shacab loogu geystay Baladxaawo.

Odayaasha Gobalka Gedo oo cambaareeyay Falal dil ah oo shacab loogu geystay Baladxaawo.

Sabti,March 26,2011(ALY):-Qaar ka mid ah Odayaal dhaqameed ka soo jeeda gobalka Gedo Waxaa ay caambeerayn usoo jeediyeen Maleesihyada gacanta ku heysa Degmada baladxaawo waxaa ayna  cabasho ka muujiyey falal dil ah oo ay sheegeen in beryihii u danbeeyey ay ku soo badanayeen gudaha degmooyinka gobalka Gedo gaar ahaana Beledxaawo. Odayaashan  oo maanta la  hadlay Idaacadaha [...]

March 26 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Shiikh abuukar xasan maalin oo nadwo diineed kala qeyb galay ardayda soomaaliyeed ee waxkabarta suudaan .

Shiikh abuukar xasan maalin oo nadwo diineed kala qeyb galay ardayda soomaaliyeed ee waxkabarta suudaan .

Kharoum,Sudan(ALY):-Nadwadaani ayaa waxa uu ciwaankeedu ahaa baraaruga dhalinyarada soomaaliyeed ee ku aadan barashada sharciyada islaamka waxaana goobtii ay ka dheceyday soo buux dhaafiyay arday aad u farabadan oo isugu jiray wiilal iyo gabdho i, shiikh caalimka ah ee soomaaliyeed shiikh abuukar xasan maalin, iyo mas’uuliyiin kala duwan. Nadwada waxaa  soo qaban qaabisay  jamciyada quraanka kariimka [...]

March 26 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Shacabkii ka barakacay Baladxaawo oo ay dawladda Kenya dib u soo celisay.

Shacabkii ka barakacay Baladxaawo oo ay dawladda Kenya dib u soo celisay.

Jimco, March 25, 2011(ALY): Tan iyo markii qaxa iyo barakaca ay keeneen dagaalladda iyo abaartu ay la kulmeen shacabka deegaanka Beled Xaawo ayaa waxaa soo food saartay xaalad bani’aadannimo oo aad u xanuun badan. Shacabkii ka qaxay Beled Xaawo waxaay qiyaastii ahaayeen 6000 oo qof waxaana la xaqiijiyay inaay magaaladda mandheera nafta ula baxsadeen. Dagaalkii [...]

March 25 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Cambaareyn: Xariggii Dhawaan Loogu Geystay Dalka Ethiopia Masuuliyiin ka tirsan Dawlad Gobaleedka Bartamaha Somalia.

Cambaareyn: Xariggii Dhawaan Loogu Geystay Dalka Ethiopia Masuuliyiin ka tirsan Dawlad Gobaleedka Bartamaha Somalia.

Xilli dhawaan lagu Xiray Dalka Ethiopia masuuliyiin ka tirsan maamul Goboleedka Somali Central State oo ka soo jeeda Gobolada ay Degto Beesha Sade ayaa Arintaasi waxaa Cambaaraayn ka soo saaray jaaliyadaa Beesha Sade ee Dalka Dibadiisa iyo Gudihiisa Intaba. Aqoonyahanada, Waxgaradka, Cuqaasha, Odayaasha, Dhalinyarada,Haweenka iyo Ururada Bulshada radiyidka ayaa si wada jir ah u Cambaareeyay Xariga Masuuliyiinta Beesha Sade ee [...]

March 25 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Casharkii 2-aad ee Kitaabka Rawdatul-Anwaar (Sheikh Axmed Nuur) Dhageyso.

Casharkii 2-aad ee Kitaabka Rawdatul-Anwaar (Sheikh Axmed Nuur) Dhageyso.

Waxaan idiin soo gudbineynaa casharkii Labaad ee Kitaabkii Rawdatul Anwaar waxaa inooo aqrinaya Sheikh axmed Nuur Kitaabkan waxaa uu si toos ah ooga baxaa Masjidka abu-bakr ee Magaalada Seattle Jimce Kasta Bacdal maqrib. Qaybta Hoose ka dhageyso. GUJI HALKAN MP3 AMA QAYBTA HOOSE KA DHAGEYSO Number Of Reads:-759

March 24 2011 | Posted in DURUUS, LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »

Cudurdaar:Dib u dhicii Ku yimid Kitaabkii Rawdatul-Anwaar oo aanu balanqaadnay Sabti kasta.(Filo Dhawaan).

Cudurdaar:Dib u dhicii Ku yimid Kitaabkii Rawdatul-Anwaar oo aanu balanqaadnay Sabti kasta.(Filo Dhawaan).

Talado,Maarso,22,2011(ALY)-Waxaan Walaalihii ku taxnaa Kitaabka Rawdatul anwaar ee Siirada ah ee uu Inoo iqrin jiray  Imam Sheikh Amxed Nuur uga cudurdaaraneynaa Dib u dhaca Ku yimid kitaabka Dhammaan walalahii EMailada iyo Comments-ka inoo dhaafay oo ina su’aalayay Waxa ku dhacay kitaabkii aanu balan qaadnay Sabti kasta Waxaan uga cudur daaraneynaa Dub u dhacaasi,Balse waxaanu idiin sheegeynaa [...]

March 22 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro | Read More »