Home » February, 2011 Entries posted on “February, 2011”

Warbixin Kooban oo ku saabsan Sheikh Maxamed Kadar oo wali xabsiga Ku jira.(Allaha soo daayo sheikha)

Warbixin Kooban oo ku saabsan Sheikh Maxamed Kadar oo wali xabsiga Ku jira.(Allaha soo daayo sheikha)

Sandiego:Walaalayaal sidda aad la wada socotaan,waxaa in muda ah ku xirnaa wadankan maraykanka Imaamkii Masaajidka al-ansaar ee magaalada Sandiego Shiikh Maxamed Khaddar iyo walaalo kale oo kula wehliyay xariga,walalayaal Shiikha iyo walaalaha kaliba,waxaa lagu soo wada eedeeyay haldanbi oo isku nooc ah,walina laguma cadaynin walaalaha danbigaas lagu soo eedeeyay iyaguna way iska fogeeyeen eedahaas lagu [...]

February 28 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Dhageyso Hooyo Ku sugan Degmada Mandheera oo ka warameysa Saameynta dagaalka ka socdo baladxaawo.

Dhageyso Hooyo Ku sugan Degmada Mandheera oo ka warameysa Saameynta dagaalka ka socdo baladxaawo.

MANDHEERA:-Waxaa Maalintii Sadaxaad ka socda Degmada baladxaawo dagaal aad u xooggan oo sababay qasaare nooc walba leh sida,Dhimasho,Dhaawac,Gubashada hantida Khaaska ah iyo Qax Waxaana intaa kasii daran in uu dagaalka gudaha u galay degmada mandheera oo xaduud la wadaagto Magaalada baladxaawo oo ay dadka intiisa qaxi kartay ay u qaxeen waxaa kale oo dagaalkan uu [...]

February 27 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Dagaal kale oo lasoo sheegayo in uu ka dhacay Baladxaawo.

Dagaal kale oo lasoo sheegayo in uu ka dhacay Baladxaawo.

GEDO:-Waxaa Maalinkii sadaxaad dagaalo ka socdaa Magaalada baladxaawo ee Gobvalka Gedo waxaana ay dagaaladaasi dhaxmarayaan kooxiihii Huwanta ahaa ee weerarka soo qaaday iyo Xoogagga Gacanta ku hayya Magaalada ee ALSHABAAB. Dagaalka ayaa la sheegayaa in uu u badan yahay dhanka xuduuda ay wadaagaan Mandheera iyo baladxaawo Waxaana dagaalka qayb weyn ka qaadanaya Ciidamada New-Police oo [...]

February 27 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Faah-Faahin ku Saabsan Dagaalkii Saaka mar kale ka qarxay Baladxaawo.

Faah-Faahin ku Saabsan Dagaalkii Saaka mar kale  ka qarxay Baladxaawo.

GEDO:-Waxaa Markale uu  dagaal ka qarxay Magaalada Baladxaawo ee Gobalka Gedo  Saacadda marka ay ahayd 10 Subaxnimo ama 4 saac oo subaxnimo waxaana uu dagaalkan dhaxmarayaa Ciidamada ALSHABAAB ee maamula magaalada iyo kuwa huwan ah oo isugu jiro Qabiilo kala duwan oo somali ah oo sita magacyada Ahlusunna Waljameeca,Kan Dowladda Kumeel gaarka ah waxaana ay [...]

February 25 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Soomaalida Deggan Liibiya Wax lug ah kuma laha Dagaalada ka socda Liibiy

Soomaalida Deggan Liibiya Wax lug ah kuma laha Dagaalada ka socda Liibiy

Soomaalida ku dhaqan Liibiya waxay caddaynayaan in aysan waxba kajirin wararka ay sheegayaan warbaahinta qaar ee ku hadlo afka carabiga warkaas oo ah in ay soomaalida kujirto dagaalka looga soo horjeedo in xukunka looga tuuro korneyl qadaafi… Soomaalida haddii ay sheegato carab dowladaa ladagaalami, haddii ay afrikaan sheegatana waxaa la dagaalami mucaaradka….. Warbixin: Soomaalida kunool [...]

February 25 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Faalo kooban oo ku saabsan waxbarasahada Gobalka Gedo iyo sida loo hormarin karo

Faalo kooban oo ku saabsan waxbarasahada Gobalka Gedo iyo sida loo hormarin karo

Gobalka Gedo ee Wadanka Somalia ayaa waxaa la sheegaa in uu yahay Gobalka 2aad ee ugu weyn 18kii gobal ee  Somalia, waxaana uu leeyahay kheyraad fara badan oo uu eebe ku maneystay. Hadaba, gobalkaas ayaa waxaa tan iyo burburkii Dawladdi Dhaxe ee dalka Soomaaliya hoos u dhac uu ku yimid xagga Waxbarashada haba u darnaadeen waxii ka [...]

February 25 2011 | Posted in Maqaallo | Read More »

Cabsi soo foodsaartay Dadka deggan Degmada Luuq iyo qax laga dareemayo magaalada.

Cabsi soo foodsaartay Dadka deggan Degmada Luuq iyo qax laga dareemayo magaalada.

GEDO:-Warar naga soo gaarayo Degmada Luuq Ganaane ee Gobalka Gedo ayaa sheegayo in laga cabsi qabo in ay soo weeraraan Mooryaan Qabiileed sheeganayo Magac Dowladda KMG iyo Ethiopian is garabsanaya. Mar aan caawa xariir la sameynay Degmada Luuq ayaa waxaa naloo sheegay in magaalada ay hadda xasiloontahay balse laga dareemayo cabsi xooggan oo ah in [...]

February 24 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Wararka Naga soo gaarayo Baladxaawo ayaa sheegayo in Magaalada hadda xasiloontahay waloow Xabado laga maqlayo Duleedka Magaalda.

Wararka Naga soo gaarayo Baladxaawo ayaa sheegayo in Magaalada hadda xasiloontahay waloow Xabado laga maqlayo Duleedka Magaalda.

GEDO:-Dagaalkii xalay ka qarxay Magaalda Baladxaawo oo ay soo qaadeen Ciidamada huwanta ah ee Ethiopianka iyo Mooryaanta la socota ayaanay wax guul ah kala kulmin waxaana ay kala laabteen Hoog iyo Ba’ ka dib markii laga dhigay wax la laayay iyo wax cararo. Wariyaheena Magaalada Nairobi Axmed Xassan oo isku dayay in uu xariir la [...]

February 23 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Dagaal Laga cabsi qabo in uu ka qarxo Gobalka Gedo.

Dagaal Laga cabsi qabo in uu ka qarxo Gobalka Gedo.

Wararka naga soo gaarayo Gobalka Gedo gaar ahaan Magaalada B/Xaawo ayaa sheegaya in magaalada laga dareemayo Cabsi ku wajahan in dagaal ka qarxo saacadaha soo soo socdo waxaana heegan galay ciidamada ku sugnaa magaalada ee xarakada alshabaab. Wararka ayaa intaa ku daraya in ciidamo isugu jiro Ethiopian iyo Somalia  ay kasoo dhaqaaqeen dhinaca Dooloow Somalia [...]

February 23 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dowlad goboleedka Bartamaha Somalia oo ka soo degay Nairobi

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dowlad goboleedka Bartamaha Somalia oo ka soo degay Nairobi

Wafdi ballaaran oo uu horkacayo madaxweynaha dowlad goboleedka Bartamaha Somalia (SCS) Dr Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) ayaa maanta ka soo degay garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi, halkaasoo ay ku soo dhaweeyeen dad isugu jira siyaasiyiin, odayaal dhaqameed, dhallinyaro iyo qeybaha kale ee bulshada.   Xubnaha wafdiga oo uu kamid ahaa [...]

February 22 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »