Home » January, 2011 Entries posted on “January, 2011”

Xarakada Al-shabaab oo dil ku filisay nin dhalinyaro ah oo ay sheegeen in uu ahaa Jaajuus.

Xarakada Al-shabaab oo dil ku filisay nin dhalinyaro ah oo ay sheegeen in uu ahaa Jaajuus.

NAIROBI,KENYA:-Xarakada Mujaahidiinta alshabaab ee ka arimiya intabadan koonfurta Somaliya ayaa dil toogasha ah ku dilay nin lagu magacaabi jiray Axmed Cali Xuseen “Axmed  Keyse” oo ay ku eedeeyeen Jaajuusnimo, Axmed Cali xuseen oo lagu naaneysi Jiray Axmed keyse waxaa uu horay u ahaa nin in badan la soo shaqeeyay ururadii Maxaakimta Islaamiga ee mar ka hana [...]

January 31 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Ururka “Somali Youth Diaspora Commitee”( SYDC ) oo Gudoomiye Cusub doortay (Sawiro)

Ururka “Somali Youth Diaspora Commitee”( SYDC ) oo Gudoomiye Cusub doortay (Sawiro)

Magaalada Nairobi waxaa galabta lagu qabtay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan DKMG, odayaal dhaqameed, aqoonyahanno iyo qeybaha kale ee bulshada, taasoo ujeedkeedu aheyd doorashada guddoomiyaha shanaad ee ay yeelaneyso Jaaliyadda dhallinyarada qurbo-joogta Somalida ee dalka Kenya (SYDC).    Ka  hor inta aan la guda gelin cod bixinta doorashada [...]

January 31 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Waa hoog inagu dhacay! Maxaan Khayrka uga Cararnaa iyo Masaajidda?:,W/Q: baadiyow

Waa hoog inagu dhacay! Maxaan Khayrka uga Cararnaa iyo Masaajidda?:,W/Q: baadiyow

Aqristow waxaan ka codsanayaa in aad dulqaad muujiso inta aad aqrineyso qoraalkaan, maxaa yeelay waxaa laga yaabaa ciwaanka qoraalka in aadan si dhaqsa ah ooga arkin hordhaca maqaalka. Qoraalka waxaan u qeebin doonaa alle haduu idmo dhawr qeeybood oo kala ah. 1-      Sawir aan ka bixin doono alle haduu idmo sida eey wax u dhaceen [...]

January 30 2011 | Posted in LATEST NEWS, Maqaallo | Read More »

Xafladdii Furitaanka Masjidka AL-IXZAAN oo si habsami leh uga bilaabatay Masjidka.

Xafladdii Furitaanka Masjidka AL-IXZAAN oo si habsami leh uga bilaabatay Masjidka.

Waxaa Hadda bilaabantay Xafladdii furitaanka Masjidka AL-IXZAAN ee Magaalada St.Poul ee Gobalka Minnesota,Dhammaan Muxaadaraadka ka baxaya masjidka ayaan isku dayi doonaa in aanu idiin soo gudbino insha allah.   Number Of Reads:-903

January 29 2011 | Posted in LATEST NEWS | Read More »

Ururka Samafalka SOPHA oo gurmad biyo dhaamin ka sameeyay Degmada xarardheere.(Daawo Sawirada)

Ururka Samafalka SOPHA oo gurmad biyo dhaamin ka sameeyay Degmada xarardheere.(Daawo Sawirada)

MUQDISHO,SOMALIA:-Ururka Samafalka Wadaniga ah ee lagu magacaabo SOHPA (Somali humanitarian and peace advocacy association),ayaa arin ku dayasho mudan ka sameeyay deegaanka xarardheere . Waxaa ay Gurmad biyo dhaamin ah u sameeyay dad xoolo dhaqata u badan oo ku dhaqan degmada xaradheere iyo deegaanada ku xeeran waxaana wax lagu farxo ah in ay jiraan dad somaliyeed [...]

January 29 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Dardaarankii 2-aad oo uu sheikh maxamed C.Umal u jeediyay umadda.(Dhageyso)

Dardaarankii 2-aad oo uu sheikh maxamed C.Umal u jeediyay umadda.(Dhageyso)

  JOHANNESBURG,SOUTH AFRICA:-Sheikh Maxamed cabdi Umal ayaa dardaarankii Labaad ka jeediyay Masjidka Shaafici ee ku yaallo Magaalada Johannesburg ee Wadanka South Africa,Shiikha ayaa kula dardaaramay Jaaliyadda Somalida in ay Allah ka cabsadaan iskana ilaaliyaan waxii soo burburiyay wadankoodii oo ah qabyaaladda,iyo nin jecleysiga ama kooxeysiga. Dardaarakii Sheikh Xafidahullah Hoos ka dhageyso. Number Of Reads:-864

January 29 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »

Ethiopia oo Safiir u magacaabatay Somalia.

Ethiopia oo Safiir u magacaabatay Somalia.

Dawladda etobiya ayaa safiir cusub usoo magacaabatay somaliya  safiirkan ayaa waxaa waraaqaha aqoonsiga safiirnimo maanta ka gudoomay Madaxweynaha somalia Sheikh Shariif. Safiirkan ayaa lagu magacaabaa Cabdicasiis Axmed waxaana xusid mudan in ethiobia safaarad ka furatay somaliya dabayaqadii sanadkii 2007.   Number Of Reads:-706

January 29 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Xusni Mubarak:Hadaanay Masar ka jirin Xoriyad Shaksiyadeed Dadka ma awoodeen In ay mudaaharaad sameeyaan.(Daawo Khudbadii Maanta).

Xusni Mubarak:Hadaanay Masar ka jirin Xoriyad Shaksiyadeed Dadka ma awoodeen In ay mudaaharaad sameeyaan.(Daawo Khudbadii Maanta).

Waxaa sii siyaadayo rabshadaha mudaarahaadka ah ee ay shacabka reer masar bilaaween oo ay ku codsanayaan in uu ka tago Mubaarak maamulka iyo madaxtinamada waxaana uu maanta sidii lagu balan sanaaba jeediyay khudbaddii uu kula hadlayay shacabka waxaana si jileec ka muuqdo uu uyiri “Shacabka reer Masaroow Maanta idinkula hadli maayo oo kaliya inaan ahay madaxweynihiina [...]

January 29 2011 | Posted in LATEST NEWS | Read More »

Shacabka reer Masar oo aad isugu soo baxay maanta oo jimce ah,Qal Qal ba’an oo soo Wajahay Maamulka Dowladda Masar , Telephonada gacanta iyo Internet-ka oo la Mamnuucay (Faallo).

Shacabka reer Masar oo aad isugu soo baxay maanta oo jimce ah,Qal Qal ba’an oo soo Wajahay Maamulka Dowladda Masar , Telephonada gacanta iyo Internet-ka oo la Mamnuucay (Faallo).

QAHIRA,MASAR:-Waxaa maalinkii 5-aad si xooggan uga socdo guud ahaan gobalada dalka masar gaar ahaan,Suweys,Alaxandaria,iyo Qahira Shacabka ayaa si aad ah u yaacaya wadooyinka gobaladaasi waxaana aad moodaa in dagaal sokeeye uu ka qarxay wadanka guud ahaan, Polic-ka ayaa dadka tooganaya waxaana ay sheegeen in Ciddii isku dayda in ay mudaharaad sameyso loo adeegsan doono xoog lana [...]

January 28 2011 | Posted in LATEST NEWS, Warar | Read More »

Dardaaran Guud oo sheikh Maxamed cabdi Umal u jeediyay Umadda.(Dhageyso)

Dardaaran Guud oo sheikh Maxamed cabdi Umal u jeediyay Umadda.(Dhageyso)

Sheikh maxamed cabdi umal ayaa muxaadaro aad u qiima badan u jeediyay umadda omaliyeed muxaadaraad oo ahayd dardaaran waxaa uu sheikha kaga jawaabaay su’alaao. Hoos ka dhageyso. Number Of Reads:-1004

January 27 2011 | Posted in LATEST NEWS, Muxaadaro, Warar | Read More »