Home » November, 2010 Entries posted on “November, 2010”

Somalida Seattle oo ka cabsi qaba dhib uga yimaado wiil somali ah oo lagu eedeeyay fal argagax maaagalada portland,Oregan(Video)

Somalida Seattle oo ka cabsi qaba dhib uga yimaado wiil somali ah oo lagu eedeeyay fal argagax maaagalada portland,Oregan(Video)

Somalida ku dhaqan Gobalka washington magaalda seattle ayaa Muujiyay cabsida ay ka qabaan in uu dhib uga yimaado wiil somali ah oo lagu xiray magaalada Portlan gobalka Oregan oo mudo laba sooc ah oo kaliya u jirta qiyaastii Magaalada seattle oo somali badani ku nooshahay sida aan kasoo xiganay Tv-ga KOMOnews ee magaalada seattle xaruntiisa [...]

November 30 2010 | Posted in Warar | Read More »

Gabagabadii Muxaadaradaadkii Masjid Abuubakar Su,aalo iyo Jawaabo Sh Umal.(Dhagayso)

Gabagabadii Muxaadaradaadkii Masjid Abuubakar Su,aalo iyo Jawaabo Sh Umal.(Dhagayso)

Minneapolis:Ilaahay mahadii waxaa Masjidka Abuubakar Sadiiq ku soo gabagaboobay muxaadarooyinkii iyo Su’aalihii iyo jawaabihii ka socday afartii cisho ee la soo dhaafay. Mowduuca caawa 11/29/10 ayaa ahaa Su’aalo iyo jawaabo oo kaliya. Fadiilatu Sh. Maxamed Cabdi Umal ilaahay ha xifdiyee ayaa mudo ku dhow sadex saacadood ka jawaabayey Su’aalo ay waydiinayeen Muslimiinta reer Minnesota iyo [...]

November 30 2010 | Posted in Warar | Read More »

Mohamed Osman Mohamud oo Wax dambi ah lagu waayay ka dib maxkamd la horkeenay Maanta.(Daawo Video)

Mohamed Osman Mohamud oo Wax dambi ah lagu waayay ka dib maxkamd la horkeenay Maanta.(Daawo Video)

Mohamed osman mohamud oo jimcihi lagu eedeeyay in uu qarxin rabay caasimada gobalka Oregan ee Portland ayaa wax dambi ah lagu waayay maanta oo isniin ah ka dib marki la horkeenay Maxkamad. Wax dambi ah waa lagu waayay wiilkan waxaana Qareenkiisa uu sheegay in lagu been abuurtay laguna qasbay n uu qirta dambigan. Hoos ka [...]

November 30 2010 | Posted in Warar | Read More »

Shacabka Balanbale oo taageero u muujiyay dowladda Somali central state.

Shacabka Balanbale oo taageero u muujiyay dowladda Somali central state.

Waxaa maanta isu soo bax weyn uu ka dhacay degmada balanballe ee banaanbaxaas ayaa lagu taageeryay dowladda somali central state. Dad kumanaan gaarayay ayaa isugu yimid goobtaasi waxaana ay muujiyey sida ay u taageersanyihiin maamulkaasi waxaana ay sheegeen in ay in mudda ah sugayeen arinkaan. Madaxweynaha dowadda somali central state ayaa waayadan ku dadaalayay sidi [...]

November 30 2010 | Posted in Warar | Read More »

Waleed Maxamed Xaaji oo ah Maxbuus hore Gountanama ayaa ka waramaya arimo cajiib ah oo uu la kulmay Video 5 qaybood ka kooban (Daawo).

Waleed Maxamed Xaaji oo ah Maxbuus hore Gountanama ayaa ka waramaya arimo cajiib ah oo uu la kulmay Video 5 qaybood ka kooban (Daawo).

Barnaamijkan waxaa marti ku ah waleed Maxamed Xaaji oo kasheekeynaya arimo cajiib ah oo uu la kulmay intii uu ku xirnaa Xabsiga naxariis la’aanta ah ee Gountanama Bei iyo arimo kale oo xasaasi ah oo uu la kulmay safarkiisii dheeraa ee uu ku tagay afganistan. Adinka ayaan idinka kala baxeynaa si aad u daawataan barnaamijkan [...]

November 29 2010 | Posted in Warar | Read More »

Madaxweynaha Uganda Mseveni oo Booqasho Qarsoodi ah ku tagay Muqdisho (Dhageyso)

Madaxweynaha Uganda Mseveni oo Booqasho Qarsoodi ah ku tagay Muqdisho (Dhageyso)

Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni ayaa booqasho taariikhi ah ku tegay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. Booqashada madaxweyne waxay ka dhigan tahay madaxweynihii ugu horreeyay ee Afrika ka socda oo booqda Soomaaliya, muddo ku dhow 20 sano. Mr. Musaveni waxa uu la kulmay madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan [...]

November 29 2010 | Posted in Warar | Read More »

Masjid Ku yaallo Magaalada Portland oo loo gubay xalay wiilkii somaliga ahaa ee la xiray ayaa ku tukan jiray darteed.(Daawo video)

Masjid Ku yaallo Magaalada Portland oo loo gubay xalay wiilkii somaliga ahaa ee la xiray ayaa ku tukan jiray darteed.(Daawo video)

Magaalada Portland gobalka Oregan ayay ahayd markii wiil somali ah lagu eedeeyay in uu qarxin rabay habeenkii jimcaha ahayd goob ay dadka ku badanyihiin oo ku taallo Faras magaalaha Magaaladaasi. Mohamed Osman Mohamud waa 19 jir somali ah dhigtana jaamacadan OSU ee gobalka Oregan waxaa ay sheegeen in uu qorsheynayay falal argagixiso oo halis balse [...]

November 29 2010 | Posted in Warar | Read More »

xafiiskii la socodka dhulalka ee kismaayo oo si ku meel gaar ah loo xiray

xafiiskii la socodka dhulalka ee kismaayo oo si ku meel gaar ah loo xiray

Maamulka islaamiga ee kismaayo ayaa si ku meel gaar ah u xiray xafiiskii dhulalka ee deg mad kismaayo gudoomiyaha magaalad kismaayo sh xasan yacquub cali oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in maamulka magalaada kismaayo aya si ku meel gaar ah u xireyn xafiiskii dhulalka ee kismaayo kaasi oo dadka ay ka qaadan jireyn warqadaha [...]

November 28 2010 | Posted in Warar | Read More »

SHEIKH MAXAMED KHADAR IYO DOORKIISII DACWADEED EE WAQOOYIGA MARAYKANKA.iyo xaaladiisa Q.2-aad(W/Q:Sh.Abul-Fadli)

SHEIKH MAXAMED KHADAR IYO DOORKIISII DACWADEED EE WAQOOYIGA   MARAYKANKA.iyo xaaladiisa Q.2-aad(W/Q:Sh.Abul-Fadli)

اللهم فك أسر شيخنا الحبيب محمد خضر اللهم عجل بفكاك شيخنا الحبيب محمد خضر اللهم أعد شيخنا الحبيب إلى منبر السنة اللهم أرجع قائد قوافل العائدين إلى محبيه اللهم اجعل مصيبته هذه تكفيرا عن سيئاته و رفعة لدرجاته, اللهم لا تفتنا في ديننا و ثبتنا على الحق إلى يوم أن نلقاك و آخر دعوانا أن [...]

November 28 2010 | Posted in Warar | Read More »

Wiil Somali ah oo lagu xiray maanta Gobalka Oregan magaalada Portland.

Wiil Somali ah oo lagu xiray maanta Gobalka Oregan magaalada Portland.

Wiilkan ayaa lagu xiray magaalada Potland waxaana lagu eedeeyay in uu qarxin rabay meel la isagu yimaado oo ah downtownka magaaladaasi. Mohamud Osman Mohamud waa 19 jir heesta Passporka wadankaasi Mareykanka waxaana say sheegeen dabagal ku hayay sirdoonka wadankaasi FBI loo yaqaano. dhowr jeer ayuu emailo kula xariiray nin is qaraniyo oo FBI ah waxaana [...]

November 27 2010 | Posted in Warar | Read More »