Responsive theme to create news websites with structured content and easy navigation.

2014.01.22, Wednesday
«Left Right»
«Left Right»

MOST POPULAR

2016.06.25, Saturday

hahaha

hahahhahahah

hahaha

hahahhahahah

Sheekh Maxamed Idir Axmed oo Baaq u diray Shacabka gobalka Mudug (Daawo)

Muqdisho:-Sheekh Maxamed Idirs Axmed oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaan dalka gudahiisa iyo dibada ayaa waxaa uu baaq nabadeed u diray dadka walaalaha ah ee Muslimiinta ee ku dhaqan gobalka Mudug wuxuuna ugu baaqay in ...

Ururka Somali Health Board oo baaritaanna caafimaad u sameeyay somali ka badan 200.Video iyo Sawirro.

Urur caafimaad oo fadhigiisa yahay Gobalka Washington ayaa baaritaanna caafimaad u sameeyay somali badan oo ku dhaqan gobalkaasi. Ururkan oo mudda sadax sanna ah qabanayay arinkan ayaa ku guuleystay in uu adeeg la taabna kasro u qabto somali u ...

Hambalyo Munaasabadda Ciidul Fitriga iyo Goobaha Salaadda Eidul-Fitriga lagu Tukanayo Qayb ka mid ah Gobalada USA.

Asallamu caleykum Marka hore naga guddooma Hambalyo Ka timid bahda alyaqiin oo idin leh farxad ku ciida adinka iyo inta aad jeceshihiin waxaana allah ka baryaynaa in uu naga dhigo kuwa caafimaad iyo cibaada wanaagsan ku gaara ciiddan ciiddeeda. ...

Qaari Sheikh Mohamed jibreel oo soo boqanaya Magaalada Seattle.

  Qaari Sheikh Mohamed Jibreel oo ah Qaari aad looga yaqaana caalamka islaamka una dhashay wadanka masar ayaa lagu wadaa in uu booqasha ku yimaado magaalada seattle ee gobalka washignton si uu halkaa u tujiyo taraawixda. Muslimiinta ku ...

Barnaamijka faaqidaada Todobaadka (Gurmadka dadka kasoo qaxaya YEMEN)

Barnaamijka faaqidaada todobaadka ee ka baxa idaacadda VOA somali ayaa waxaa ka qayb galay. Sheikh Ahmed Yuusuf daad Sheikh Nuur Baaruud Gurxan. Edna Aadan ismaacil Cabdi cali faarax.   HALKAN  ka dhageyso.      

Ramadan Kareem From Team Alyaqiin

Ramadan Kareem From Team Alyaqiin:- May this holy occasion of Ramadan,Brighten your life and teach you good things. On you, now and always, May Allah shower his blessings Through the Holy Quran, May you be able to learn his teachings. Wish you ...

Dibaatada Heysata Somalida kasoo qaxyasa Yemen ee joogta Bosaso iyo Berbera (DAAWO)

Waxaa magaalada seattle ka dhacay Shir balaaran oo loogu gurmanayay Dadka soomaliyeed ee kasoo qaxay Dalka yemen kuna xayiran magaalooyinka Bosaso iyo Berbera. Koox la baxday Seattle Recipients of Khayr ayaa barnaamijkan u kacday waxaana ay ...

HAGAHA XAAJIGA: W/Q: Cabdinuur Faarax Cali

Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa buug aad u muhiim ah oo uu nasoo gaarsiiyay Qoraa CAbdinuur faarax Cali,buuggan waxaa uu ugu magac daray HAGAHA XAAJIGA. Buuggan waxaa uu si aad u fudud kuu fahansiinayaa gudashada xajka sida sharciga ah ...

Xalka Somalia iyo sida looga baxo dhibaatooyinka.

Minneapolis:-Muxaadaro ka kooban laba qaybood oo cinwaankeedu uu ahaa XALKA SOMALIA IYO SIDA LOOGA BAXO DHIBAATOOYINKA ayaa waxaa soo jeediyay sheikh mohamed idiris axmed waxaana uu sheikha ooga qaybgalay muxaadaradkaas kulankii sanadlaha ahaa ...